Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
Home
How To Use
Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
Home
Detail
@bonnierzm: 💓
Bonnierzm
Open In TikTok:
Region: US
Tuesday 02 November 2021 22:19:16 GMT
11746
265
2
1
Music
Download
No Watermark .mp4 (
2.9MB
)
No Watermark(HD) .mp4 (
14.84MB
)
Watermark .mp4 (
2.94MB
)
Music .mp3
Comments
Julies Flips & Hair Tips :
🥰🥰🥰🥰 HI 🥰🥰🥰🥰
2021-11-02 22:23:53
0
user9409012953335 :
yessssss
2021-11-04 17:17:06
0
To see more videos from user @bonnierzm, please go to the Tikwm homepage.
Other Videos
#4u #fypシ゚viral
مكرم المنياوي موال الباشا باشا لو شحت معرووف #ابو_هيبه #الصعيد #اسيوط_سوهاج_قنا_الاقصر_اسوان_المنيا
前奏一响又唤起多少人的回忆 有一种情怀叫Beyond 黄家驹🤟🏻🤟🏻🤟🏻
#duet with @fizio_remedy go and follow him! #chiropractor #ystrap #osteopath #osteopati #quiropraxia #asmr
Deganaanta Maskaxeed iyo Xasilooni Qalbiga. Maalin wanaagsan walaalayaal, Aduunka maanta waxa qof kasta raadinayaa waa siduu ku heli lahaa deganaan maskaxeed iyo xasilooni Qalbiga ah. In badan wixi ay rabeen sanado ka hor way heleen hadana kuma qanacsana, weli waxaa ku furan buuq, waxay dareemayaan kadeed, waxaa ku badan hilmaanka, waxaa ku jira degdeg badan, waxaa haya nasasho la'aan, iyo qaar kaloo badan. Maxay waxaan u dhacayaan? Ma Noloshaa sidaa ah? Xaqiiqdii Noloshu way fududahay laakiin annagaa isku adkeyna kolkaan ka daba cararno wax aan farxad noo keeneen marnaba. Waxaan jecelnahay inaan xirano dhar Qaali ah balse waxaan istareex badan dareenaa dhar caadi ah oo fudud markaan gashano Waxaan jecelnahay inaan Hotel 5 star ah la fariisano dabaqadda sare ee dadka laakiin waxaan aad ugu faraxnaa markaan saaxiibo shaah ku wada cabanayno maqaaxi wadada dhinaceeda ah Waxaan jecelnahay inaan gawaari raaxo iibsano laakiin waxaan hawo fiican & caafimaad ka helnaa markaan lugeyno Waxaan jecelnahay inaan ku dhafarno micno la’aan halka xilli hore aan seexano habeenki iyo aroorti aan hurdada ka toosno aan ka helayno firfircooni & hawlaheena oo aan u qabsano si habsami leh Waxaan jecelnahay in aan qaadano xoolo xatooya ah ka dibna waxaan ka sii qaadnaa welwel iyo is ilaalin badan halka xoola xalaal ah aan ka heli karno deganaan iyo qanacsanaan Waxaan doonaa inaan nafta ku maaweelino music kolkaan kadeed dareeno balse hadaan laba rakco Rabigeen u tukano ayaan deganaan maskaxeed ka heli karnaa Waxaan waqti badan ku luminaa wax aan dan noogu jirin halka marki aan ku mashquulno wax noogu jirta ama aan dhameystirno shaqo noo taalay aan dareeno farxad Haddaba, Haddii aan rabno farxad iyo deganaan maskaxeed aan xooga saarno oo badino Xuska Alle taasoo ah xaqiiqdii waxa keliya ee Qalbigu ku xasilo sida Alle SWT Quraanka inoogu sheegay. Xusuusnow wax kasta oo xad-dhaaf ah Nolosha waa sun. Wax kasta oo waqti lumisa ama caajis iyo wahsi ah waxa laga qaadaa xanaaq iyo kadeed. Wax kasta oo wado wanaagsan aan loo marin waxa laga dhaxlaa welwel iyo walbahaar. Wax kasta oo muran badnaan ah iyo u gefid dadka ah waxaa laga dhaxlaa maskax marnaan. Ogsoonow sababta ugu weyn ee cudurada Qalbiga waa Vitamin Diin la’aan! Alla mahadleh.
Part 2 cah , wis akrab tenan 🫂#fyp @abcku
About
Robot
Legal
Privacy Policy