@worldzom: ma Idiin soo BadiYaa Hadalada zlatan Ibrahimovic #ciyaalweero #ciyaalxamar #ladan #teamdhiiqo #najmanashaad #mssworld2021 #guxaaye #sharmaboy #murzal31 #somalixavier #zlatan #zlatanibrahimovic #ibrahimovic #sadamkeyow
WORLDZOM
Region: SO
Monday 26 December 2022 06:33:10 GMT
Music
Download
Comments
M i l a 🦋🖤 :
ano bin aadan alle iga dhigay miyaan xaywan iski tilmami kara subxanlah gaal cali maleh 😳😅😅
2023-01-01 16:49:19
29
^^^N^^^^^ 🫀 :
waalaga waalay kedib bani,adamnimada buuba kabaxy 😂😭
2022-12-26 08:18:23
4
Karaama 💞 :
Damiin ka faan badan waligy ma araggg😂😂😂
2022-12-26 09:51:49
223
✨🐎 :
horta kuwa warysta way ogyihn inu nuclearo ridee mxay sualaha khaldn uwaydiyn😅😅😅
2022-12-26 11:24:38
120
99 :
War hada nooshh qofka post soo dhigow like ii saar😂🔥
2026-07-15 23:17:40
3
Ina abdikhadir🦋❤🇺🇲 :
zlatan waa emotional kiyo lugo leh 😂
2022-12-26 07:57:08
63
Nafyar💕 :
Kan Haduu Word cup io Balandi or haysana lahaa Bis ahaan laheed 😂😂 wllhi
2022-12-26 12:15:36
17
Apdinor :
hal libaax bay ledahay kubada cagta waan salatan emotional badnaa 😂
2022-12-26 10:02:14
25
Azmarrr•🦕🖤 :
zlatan ninkaan lama su aalo walee dhabal emotional baad qadaneysaa
2022-12-26 08:01:26
6
Danjire :
😂😂Kan WA emotional Kiya socdo
2022-12-26 07:47:02
2
Nothing🇸🇴🎧💙 :
ii ducee hada qoralkayga aragtid😭😭
2022-12-26 10:39:06
5
WAZIIRKA🏴🔥 :
[cool] only chalenge
lesgo chalenge guys
reply☑
2022-12-27 21:36:26
0
𝑁𝑢𝑅𝑎𝑇𝑖𝑁 🖤👴 :
zlatan ibra mr emontional😅😅
2022-12-26 09:58:02
7
lio :
soobadi nio aabaha madax jabiska
2023-01-01 19:10:05
11
Aisha ✨️🩶 :
zlatan waa legend Aso og inu damiin yahy bu balayadii gas ka cabtay iska dhiga 😅😅
2022-12-26 15:39:16
3
Shoodhe 🇸🇱🦅 :
xavier 😂😂
2022-12-26 11:18:44
3
Shaxshaxley⁷ :
hadal ma dhibo ibrahimovic😂
2022-12-30 08:55:41
1
abdirahman 🕷️ :
Kibir badnaa Ani miyaa😂😂😂
2022-12-26 10:04:19
3
vitiminc :
Instigramka sawiradiisoo dhan like saaray 🥰 qurux iyo jir lkn ciyaartiisa maba Jecli 😏
2022-12-29 16:34:33
1
Leo Messi 🐐 :
sax weeye zlatan🦁 the best weeryahan .
2023-01-01 17:37:07
2
sheikzack :
Father of emotional damage ibro😂😂😂
2022-12-26 12:38:00
2
. :
faanba qayrkii ka reebay kan😂😂😂😂
2022-12-27 20:40:37
1
BAARi :
full confidence wye ninkan
2022-12-28 08:58:00
2
safa collection :
qof fanaa hadaa aragto waxba isku ma haayo waa damiin😂
2023-01-01 19:24:48
2
Hana 🇸🇴♥️🇵🇸 :
walaahay waa Iska hadli kartaa😏😂
meesha wax kuma haysid adeer😂😏
2023-01-01 11:49:48
0
To see more videos from user @worldzom, please go to the Tikwm
homepage.