@pink_boutik: Pink Butik. Ünvan: Sumqayıt şəh. Sülh küçəsi 2-ci mkr Defacto ilə üzbə üz. Tel: 077 589 89 32

🛍️🩷Pink_boutik🩷🛍️
🛍️🩷Pink_boutik🩷🛍️
Open In TikTok:
Region: AZ
Thursday 23 February 2023 11:54:31 GMT
845
12
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @pink_boutik, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

#foryoupagthe  Libaaxu wuxuu noolaadaa ila 16 Sano oo keliya . 13 Sano ku dhowaad noloshiisa waxa uu ku dhammaystaa Orod, Rafaad,iyo weerar dhib iyo dhaawacyo ka Soo gaadhaan. Aakhirkana waxa uu dhintaa isaga oo meel waliba damqanayso, cid walbana godob ka galay. Diinku wuxuu noolaadaa 200 oo Sano. Noloshiisa waxa uu ku dhammaystaa deggenaan, tartiib, nabad gelyo dhib la'aan,iyo isaga oo aan Cadow samaysan. Aakhirkana waxa uu dhintaa isaga oo aan dhaawac iyo xagtin toona qabin cid uu godob ka galayna  aanay jirin. Somalidu waxa ay u badan yihiin kuwo u nool sida Libaaxa. Wax dil, wax dhac, qaylo iyo buuq samayso, dagaal gal, mucaarad noqo, guurso, fur, haddana guurso oo fur,carruur kala duduwan dhal sida Libaaxa 10 ba meel kaga tag. Nafta biimee, Doonnidii ay ku naf waayeen ee ay ku dhinteen 200 qof Isla iyadii raac . Somaliga ugu itaalka yar ama ugu dagaalka yar wuxuu ku dagaalamaa Comment ka . Kkk Dhimashada waxaa ugu badan Dhallinyaro 20-30 . Waxay ku dhammaadaan Tahriib, Dagaal, Maandooriye,Nafaqo darro iyo dayac badan. Adduunyada wuxuu ku Soo dhammaystay 30 Sano oo uu sida Libaaxa u afar-qaaddaynayey oo uu isaga oo xiiqsan habeenkii meel ugu Soo gataati dhacayey. Dadka Reer Xamarka( cadcadka) oo keliya ayaa u nool sida Diinka . Cadcadku iyaga oo cunaya Bajiye, Saambuus, mashmash , Xalwad iyo Qaxwe ayay Harqaan( Dawaar) ka shaqaystaan tartiibtooda, shidanaaba shidan dabeetana da'doodu waxay gaadhaa 100-120.  Wuxuu dhintaa isaga oo Timo jilicsan oo nuuraya oo aan Dakhar, jabniin iyo dhaawac toona lahayn. Noloshu waa Allah ka cabsi,wax barasho, aqoon kororsi, degenaan iyo Raaxo. Ma aha qasab, qarjajac, wax Iska celi,is difaac, wax dil  iwm. Jidka nolosha loo maro waxay ku xidhan tahay hadba sida aad adigu dooratid. Ma waxaad rabtaa inaad sida Libaax u noolaatid, mise waxaad rabtaa inaad sida Diinka u noolaatid?

About