@julia_filippo: the tiktok that got me band:(

julia❣️
julia❣️
Open In TikTok:
Region: US
Thursday 02 March 2023 23:57:31 GMT
7929
548
8
16

Music

Download

Comments

davinmadden
dav :
pretty asf
2023-03-06 18:06:42
0
user9548689379378
user9548689379378 :
I am in love wow one hell of a women you are.
2023-03-03 15:19:55
1
user9548689379378
user9548689379378 :
very nice.
2023-03-03 14:42:38
1
chibobbylife
Roberto Martinez :
spoil u
2023-03-05 17:28:13
0
captaincrazy23
sunken boat :
#impechjoe
2023-03-03 14:16:28
0
fraeimakers
fraeimakers :
❤️‍🩹❤️‍🩹WoW….. so beautiful you are. I love it ❤️‍🩹❤️‍🩹🥰🥰💋👌💯
2023-03-13 16:54:08
0
To see more videos from user @julia_filippo, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

#Waa duni sunbulaheeda dhici, lala sureeraaye Waa duni sirgaxanoo iblays, saababkuu rogaye Allahayoow subxaan qaaddiroow, naga salaameyso Afartaa intaan saxay miyaan, siinka ka higaadshay Surmadiisa lama seejiyee, surin ma qaadsiiyey Meeshaan ku kala sooci jirey, soohdin mow mariyay Nimanbaa suxuurta u kallaha, sabaq cadaadeede Oo suudi kulul marahayiyo, sool abaar badane Surmo iyo harraad bay ku tegi, Sibil12 dushiisiiye Waxay suran sintaaraha xashimo, qaara siiqa ahe Dhirta ay saloolanahayaan, suumahaa go’a e Sogsogta iyo qodaxdaa ku jabi, suxulladoodiiye Sebaan iyo sebaan bay maqnaan, saayid weheshaaye Sugukuun-Aallow bay ku immaan, soonfur dabadeede Salka intayan meel dhiginna, waa saafurahayaane Awrkii sadaadaha lahaa, saaddambay rariye Sebaanka waxaa loo kaxayn, Saaxil iyo Ceege13 Saddex iyo sagaal bay u dhici, suuqyada belede Siirkii muxuu joogay bay, kugu salaamaane Subaxay galaan bay ku gadan, sicirka maantaase Saddex hadday hoyaadaan ratiga, saaray qalabkiiye Sumbulaha xaggaa bay ku lumi, siisihii Gubane Subaac iyo libaax iyo dugaag, saaruq iyo haayir Walidkood sursuur bay galaan, surin cayriiryoone Hadalkaa sagtaa aan ku xiray, sadarka laabtayda Intii gabay su’aashiisa qabtay, saxa kalaankayga Sowdkaasna duulkaan ku wado, siinka ka higaadsha Nimanbaa shareecada sirayoo, gaalka saacidaye Oo shalay safkii nagaga baxay, seymihii dhacaye Oo saarashada ferenjigiyo, saanjiguu xilaane Awgii siyaarada lahaa, selel hadduu qaaday Oo ay sahwiday culimadii, saxal marikhowday Saxariirka aakhiro hadday, sax u ogaan weyday Saqiir iyo kabiir waa la geyn, saqara naareede Soon iyo salaad iyo sakada, sadaqadii iiddda Sawaab kama helahayaan, waxay camal samaystaane Saasna waxaa ugu wacan kufriga, saab la leeyahaye Saaxiibkaa wuxuu kugu furaa, soohdintuu dego e lyagaan ka saahidin wallee, saamax baan jirine Sunnihii jidkii Eebbe waa, laga sawaalaaye Sallallaahu Nebigii rag baa, saaxirow yiriye Oo saalixiintii la dhacay, sulubkii dheeraaye Hadalkaa sagtaa aan ku xiray, sadarka laabtayda Intii gabay su’aashiis qabtay, saxa kalaankeyga Sowdkaasna duulkaan ku wado, siinka ka higaadsha Niman baa cilmiga saahiday, oo diinta saakubaye Oo aan sidii Eebbe yiri, sadarna moogayne Subaca iyo wardiga kama tagaan, saacadaha leyle Waa wada sijaac geesiyaan, sabab ka laabmayne Waa sakhi kurtood deeqsiya, soof hadday bixine Suuraddooda iyo nuurku waa, saaca waaberiye Sarkaalka iyo Hindiga waa dilaan, uma sujuudaane Surkana waa ka gooyaan, dadkii saaxirka ahaaye Soomaalidii uma turaan, saaruqa ahayde Hadalkaan sagta aan ku xiray, sadarka laabtayda Intii gabay su’aashiis qabtay, saxa kalaankeyga Sowdkaasna duulkaan ku wado, siinka ka higgaadsha. ABWAAN: Sayid Cabdalle Xasan

About