@gebisamaale: Ciid barakeysan ciid wanaagsan cafimaad iyo nabad waarta Eebow na sii maanka iyo iimaankaba inoo buuxi🤲🤲🤲🤲aamin. Markey hadasho fikirka Buun ama Geesku wuxu ka qabo ayey sheegta. Hadi Keencaan sanabadeeda la dhigey dadka jooga waa dadkii Buun. Qaxi ka dib waxay ganacsatadi iyo lacagleydii ama magacleydii u sii socon doonan Hindiya oo hada wadaagan fikirka wabiga Gange/Nile uu noqday iyo saca hasha oo ey caabudaan. #somali #somalitiktok #faraaciinta #gebisamaale #soomaali_tiktok #kamid
Gebi
Region: FR
Saturday 22 April 2023 08:31:17 GMT
Music
Download
Comments
suhayl xassn :
maax na waxa la dhaha saca marka uu godlanayo ama caano keno aya la dhaha waxa waba af somalia
2023-04-22 14:47:24
2
khabylame125 :
naa fircoon wax no gala wax lagu faano maahan subxanalah
2023-04-22 09:05:19
1
Gebi :
wa fahmeysan waxa magacda looga kala badalay.'Xiis' sideena u odhan jireen wana erey fog
2023-04-22 09:10:51
1
suhayl xassn :
xoor waxa la dhaha caanaha marka la liso xumbada aya la dhahaa xoore
2023-04-22 14:46:42
1
cfdduale :
xiisadu waa xasuustii laga haystay dhulkii ilahiyada ee geeska lasgeel maax waarta waa xoolaha irmaan oo aan ka sulin dhulka
2023-04-23 01:13:36
1
cabdi :
Xoore wa tulo ka mid ah dhulka ciisaha
2023-05-11 13:44:08
1
Qoraxley☀️ :
laasgeel,micnihiisi waa maxay.
2023-04-22 11:37:35
0
Centaur 🦅 :
sacdo waa muqadas..
2023-04-22 16:14:53
0
Geeljirre :
wooow maa shaa allaah
2023-04-22 17:51:47
0
mustafamohamed884 :
eid wanagsan hn
2023-04-22 21:30:11
0
hassanwelimoallim k :
Gebiyey,
soomaalidu waa dad fac weyn oo sooyaalkoodii qeyb la aasay qeyb na laga dafirey qeyb kale na la ga xadey.
howl weyn oo baraarujin ah kuwad
2023-04-30 17:30:18
0
To see more videos from user @gebisamaale, please go to the Tikwm
homepage.