@cawalekoronto: Subax wanaagsan 🦜🕊️ Webiga Jiinkiisa Beledweyne #beledweyne #hiiraan #somalia #somalitiktok #foryoupage #views #tiktok

Cawaale Koronto 🇸🇴
Cawaale Koronto 🇸🇴
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 08 May 2023 06:38:11 GMT
84017
6162
88
663

Music

Download

Comments

xafsociise159
حفصه🌸🤍 :
Allow dhulkeena noo barakeee
2023-05-08 17:45:36
1
masul_99
💡 :
magaaalkeygii🥰barakow sxb sida quruxda badan ee ad noo tusto marwlba🥰
2023-05-08 06:45:36
1
fatima..maqsud
famaqsuud💅🩷 :
wabigoo butaaco bara waraabshoo 🥰🇸🇧 my home dhagax jibis 🥰
2023-05-08 08:27:57
19
muskala.44
Mus.kala44 :
cawa la mida 😂
2023-05-08 15:39:28
1
xamz077
Xamz🦅 :
dhagax jibis🤍🥰
2023-05-08 06:50:11
2
s44_65h
dhaal ugaas :
baladweyn allahayow balayada harer mari love dhulka xoorta somali weyn from garissa
2023-05-10 09:30:19
7
user8383838393933
Layla said :
allah raxmaanow no siyaadi nimcadada ana igu sin bar waqadaan in aan laqaato walidkey
2023-05-08 08:39:35
4
hiigso.media
H I I G S O MEDIA :
Nio janaale hadan booqaneyn warkaga iguma socdo 😂😂😂
2023-05-09 09:39:46
2
pogba95605
pojo :
Nimcada allah idin siyadiyo🥰🥰
2023-05-08 09:18:50
2
gurxantv
Dr.Gurxan🔬 :
beledweyn allahayoow ka dhig beerta raaxada
2023-05-11 08:49:37
2
v84wdofroad
V8 4WD OF ROAD :
SALAAN WIIL DUDUPLE 🤝🔟
2023-05-10 05:40:25
2
magac_maqabo
☆ :
sxb biyo baxo allaha naga haayo🤲😭 ee daroon kor uga duub waa xiligii magaalka quruxdiisa soo baxeysee 🙏🥺
2023-05-08 07:51:37
4
nasteehaali
Naruura 👃🤍 :
Xafadeeydiiii🥰
2023-05-08 14:49:32
5
azrasai
N. :
Allh adi inaa so biiba Ma rabtaa wad i washay My Home 🥰🥰
2023-05-08 15:08:17
3
saidadinur
Saida Dinur :
MAASHA ALLAAH QURUX ALXAMDULLILAAH NIMCADAAS ILLAAHEY NASIIYEY ALLOW NOO BARAKEY OO NAGU XAFID AAMIN ILLAAHOW DADKA IYO DUUNYADA NOOGA BADBAADI AAMIN
2023-05-08 16:09:51
2
fatimafarah343
Essam ❣️😘 :
dhulkii Ayeeydee macaan🥰
2023-05-08 10:59:08
5
farhia888
🌷لئان🌸 :
omg 😳
2023-05-08 09:18:46
2
mrabdirahmanadam1
mrabdirahmanadam1 :
Best camera man aan arko adiga waa wllhi🥰🥰
2023-05-08 06:52:00
1
zahriinabbelove2
zahriinabbelove2 :
hada ka imaaday wabiga dhagax jibis 🥰🥰🥰
2023-05-08 08:14:22
1
qaxweyste21
ceel dhanshe :
m.allah gudomiye vedeo magalada habeenkii noosoo duub adoo mahadsan baladweyne
2023-05-08 08:30:44
1
queenrimas6
R❤️ :
wabig ada bu u biyo kenay 🥺
2023-05-08 06:57:57
1
kxvzzzzz
K’ :
The sound of peace🥰
2023-05-08 08:21:31
1
ruunaadan0
mazbal :
ilaahow umada ka bad baadi biya baxada
2023-05-08 11:57:25
1
mugdiy
koko moha💎❤️🇸🇴 :
xaafateydi dhagax jibes baa halkan ugu jeeda🥰🥰
2023-05-08 06:44:46
0
To see more videos from user @cawalekoronto, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About