@akramjibriil: " Intii aan qalday, naf iyo sheydan bey ka ahaaden, intii aan saxayna Alle hanagu anfaco...💗🤲🖤#akramjibriil @LuKman🫡😇
AKRAM JIBRIIL ❤️🤴
Region: SO
Wednesday 30 August 2023 19:49:16 GMT
Music
Download
Comments
𝔸ℙ𝔻𝕌⚡️ :
Sas waaye wll foda iska jar plz
2023-09-13 18:37:16
91
wll__BAARIYOW🦁 :
wllhi macalin oo sidaan i waaniyay ayaa lacag scholka taalay xaday 😂😂
2023-09-13 20:12:08
573
zizu :
nin form 4 ah saan cilmi uleh haduu jaamacad kabaxo wadanku mamula
2023-09-13 14:08:05
1496
Olivier :
macalimiinta noocan dhalin yarada wllhi wey jecel yihiin m.a🥺
2023-09-13 14:27:46
451
عبدي ناصر ☪️🇺🇬 :
hadalkaan halsano ka hor lee dhehe dadka isku fasalka eheen wlhi hda qof walpo dantiisu raacde been ma aha 😭🥺💔😭🥺
2023-08-31 09:38:55
324
Mohamett🤍🤴🏼 :
mashaalah you have the quality of being a teacher
2023-08-31 18:33:00
142
Ayzer🇨🇭✅ :
public speaking waa muhiim wlhi ani wan cabsanaa Lkn aftahan wan ahy🥺
2023-09-13 16:03:17
22
Khadar :
real motivator☝️
2023-08-30 20:02:22
158
m44نowwww💕 :
waa sax wllhi wll
2023-08-30 19:53:29
134
Qowdhan7💕🇸🇴 :
wacdi iyo waano wangsan walal allah ku xafido aduun iyo aakhiraba❤️
2023-09-13 15:13:06
83
Sharuu :
big respect brother may Almighty Allah fullfill yuh dream ,
2023-08-31 11:07:49
82
The_YaASiR 🇬🇧 :
ilaahey sidaadoo kale haiga dhigo wall. qof dayasho mudanbaa tey wallo qalli🥺🥺🥺❤️
2023-09-14 05:57:06
40
ilhaan indho uroo :
scw scw scw
2023-08-31 10:18:31
5
صفاالي🙈 :
ar anaka fasalkeena no xushmad waaba lais camiraa😂 qofkii damco inuu nawaaniyo shoowiste😏😂😂
2023-10-17 18:35:54
8
Bakarow :
sx waye f4 saan lis ku wanayi malinta dhamesan nis kina danbeso
2023-09-13 16:10:03
73
block :
Hal talo aan kugu dar sado aad Ayaan kugu dhiri galinaya in aad xagaa kasii wado
slkn sunada nabiga scw ma ahayn in timaha dhinac laxiiro iska Hagaji
2023-08-31 05:05:04
5
Mohamett :
ninkaan waa wiil qalbi wanaagsan
2023-09-14 18:36:40
26
🚩 :
iga nasiib badnaa ardayda uu wiilka hal class la dhigta 😭
2023-09-14 16:40:44
15
Kafi :
Masha allah big ups man!
2023-09-13 16:00:41
30
Asia Duceysan :
qof jeego leh hadda tiraa iska jar wuxuu kuleeyahay acmaashu waa niyadda waa run waa niyadda lkn muuqaalkaaga wuxuu katurjumaa qalbigaada inta badan😍
2023-09-13 15:12:47
11
ruqiya xasan :
m.a macklin wanagsan🥰🥰🥰🥰
2023-10-18 05:47:26
26
Abdirahman🖤 :
alleh cilmigad baratay ee diintena mcn ee islamka hakuu sii siyadiyo balaaqo🗣☝️ayaad ledahay wall qali. wanan kunjeclahay wall qali ♥️♥️
2023-10-18 15:40:27
6
RaaD Goop🚶🏽➡️😎 :
Kan macaLin maahan waa ardey wngsan WaaYo macaLin Saan tinta ujarteyy Ciyalka xfda miaa😳
2023-09-18 15:54:25
8
updiwali🇰🇪♥️ :
🥰🥰🥰🥰respect
2023-08-31 08:18:44
4
ninculus047 :
man of understanding big respect brother
2023-08-31 07:26:31
3
To see more videos from user @akramjibriil, please go to the Tikwm
homepage.