@chineseembassyinsomalia: 183 countries in the world have established diplomatic ties with China, which fully shows that the one-China principle is the trend of the times. We urge those who still keep so-called “diplomatic ties” with Taiwan to follow the general trend & make the right decision. 183 wadan ayaa xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay China, taasoo si cad u muujineysa mabda'a hal-Shiino yahay halbeeg caalami ah. Waxaan ku boorinaynaa kuwa weli sii haya waxa loogu yeero "xiriir diblomaasiyad" ee Taiwan inay la socdaan isbeddelka guud oo ay qaataan go'aan saxan.