@shaahid_beesaani: Qofne ha ku oran, wax aanan awoodin baan dartaa u qabtay, ama qofne yuusan kugu oran anba waxaas baa kuu qabtay eee adne maaanta arintaas ii gal, taa micnaheedu waxee noqon inaad daneeste ka fakaraaya in mustaqbalka la wanaajiyo ama uu ahaado qof ku xukumo qof kale waxa uu u qabtay dartiis, ama lagu daneesto haba waxa looo qabto dartood lagu maamulo sida waqtigiisa, enerjigiisa iyo kartidiis waayo soomaalida waxa ee dhahdaa af wax cunay xishoo. (Dadka aad wax ku cuneeysid yeeysan noqon kuwa kugu maamula waqtigaaga, eyago oo balaq kuu tuuraya) . Waxa aadan awoodin ma awoodid, hadee baqdin kusoo gasho ah, armaa lagaa xumaadaa, armaa lagaa been abuurtaa, armaa qod xun laguu arkaa, Ogoow inaadan wali xor nafsadeed eeeysan kugu jirin, waxba ma dhaantid qof xabsi ku jiro oo loo diidaya iftiinka. . Iftiinka nolosha waa inaaad marka aad caajis dareemeeysid ama eeysan kaa heeyn waxba inaad qabato inaad ahaan karto sida aad tahay, orana kartid igama heeyso. Waxaasa ceeeb ah adoo wax awooda inaad ma awoodo dhahdo, waxaasa dulinimaa adoonan waxba awoodin inaad dhahdo waan awooda. . . . Sida aad tahay miyaa muhiim ah inee dadka wada noqdaan mise inaad aqbasho sida uu qof walba yahay, si aad xoriyad dadka u siisid adne xoriyad aad u hesho. . Ogoow marin habaabinta in lagu xanuunsado, dhan dhalmo, dhan fahan, dhan koritaan maskaxadeed iyo dham muuqaal. .
Shaahid 3eeZaani
Region: DK
Thursday 25 April 2024 20:13:46 GMT
Music
Download
Comments
👸🏼✨ :
Actually yeah 🥰
2024-04-28 13:50:41
1
ĀɓđªĺLą_§àçªḍ_ŴəƴṄɛ💵🤌🔪 :
legend💯
2024-05-03 22:53:02
1
Ahmed Hassan :
yeah man 🔥
2024-06-02 17:14:50
0
Ⓜ️AG7 :
legend
2024-05-19 14:40:46
0
H👑 :
thank you wllo
2024-06-08 18:21:43
0
女王¥. :
sax💕
2024-04-26 14:57:17
1
𝓪𝓶𝓮𝓵𝓲𝓸 :
zxp videoga noo fur
2024-04-26 12:17:06
0
WLL ZOOLA 10 :
serious man
2024-05-14 19:54:51
0
İFŤİİMÏÝĚ ŠHŐW :
the legend
2024-05-02 18:37:34
1
aabe bashiir.j wilkisa wa.kan :
true🥺😉
2024-04-26 12:31:05
1
SaaMo💞 :
Ustaaad❤️
2024-04-26 04:15:12
0
online quraan :
Quraan online hadad ubaahanty welcome
2024-05-01 13:07:24
0
nashaw cadey :
ustd
2024-04-26 18:42:14
0
Shaahid 3eeZaani :
Qoraalka ayaa ka muhiimsan videoga, Qoraalka isku day inaad fahanto
2024-04-25 20:14:21
102
wll mahnez :
ha wllhi sas ana ah waxa an awoodin aya isku daya in an ku qanciyo lkn iyaga ani cml in ay noqdan ka raba lkn ma dhaceyso🥺🥺🥺
2024-04-26 21:57:35
9
❤️🤴 :
wan ku tageraa wll shaahid ❤👑
2024-04-25 20:19:48
7
Matic🐐 :
“Dadka aad wax ku cuneysid yeysan noqon kuwa kugu maamula waqtigaga iyaga oo balaq ku turaayo”👏 well done sxp
2024-04-29 11:56:33
6
iamJayo :
War nio anaa saasa 😂
2024-04-26 01:30:34
6
princess 👸👑 :
intaad Lee dahay armey dadku sida ii arkaan armey armey horumar ma gaareesid be yourself comfortable waxa aad ku thy same ✨
2024-04-30 05:38:03
5
xamdiqali363 :
Haa lknse walidka marko idin dhaxeyo waa in aad sameysa inta karankaga ah waxa ay sameyan wax ay donan ku samir walidkaga rabitankisa ✌️✌️✌️
2024-04-26 21:22:21
4
eng isse :
macalin cilmi badan oo psychological ah kaa bartay alle haku xafifo
2024-04-26 03:01:17
3
🇸🇴lamiiz👸🏻 :
xaqiiq wllhi
2024-06-26 20:55:35
2
لؤلؤ 🦅✨ :
dabcan fikirkaas dadka qabaa
2024-04-26 04:59:23
2
malik cabdi :
🥰🥰 aad iyo aad🙏
2024-04-26 12:01:06
1
MOHAMED BULHAN🇸🇴🇸🇴 :
sxb ano kula jooga miyaa i xamane😁😁
2024-07-27 17:20:10
0
To see more videos from user @shaahid_beesaani, please go to the Tikwm
homepage.