@sihamiita_: Dadka dhahayo ajnabi uu ka yahay aniga wll igama ahan ee waa wllkey rumaad mana ii ahan qof iga fog mahimada mahan inuu qofka kula dhasho ee wada dhalashada dhabta ah waa walalnimada nolsha lagu walalowo anna maanta wuu igaga fiicn yahay wllkey runta ah❤️🥺

miss igadaa ciyaarta😂😜🤪
miss igadaa ciyaarta😂😜🤪
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 27 April 2024 17:27:12 GMT
823367
84095
1071
1307

Music

Download

Comments

amiiraindho15
Amiira🌷 :
walalkeed la dhashay Maaha miyaaa🥺
2024-04-27 18:14:15
47
qalbigisamirkabadnaa
كوثر queen :
iga yahay iga yahay maahee qofku weeso makaa jabiyaa mise makaa jabiyo qoraal dheer bad nagu xiiqjisee ninka kasiko😳
2024-04-27 19:39:58
86
kaahiyefx
Abdalla kahiye :
ma waxaad adiga soo qorotay mise kalmaaddi Alle inooga timi ?
2024-04-28 13:35:36
1
hearts4.yusra
🤎 :
Diinta barashey rabta 💕😍
2024-04-28 07:59:50
608
missruuruu1
missruuruu1 :
qrxy kan kula dhashay hadu kaga fcn yhy ku xisaabtan iney diinta kuu baneen
2024-04-28 15:07:35
1
user7593520042593
quen Of 👸 queen :
kii uu aderkaa dhaly baa layiri ajnabi bu kaayahay marka kan wll cml maxad umaleyn wll.ilahy kabaq
2024-05-06 12:14:14
1
anw4.r3_raatib
anw4.r3_raatib :
Diinta ayaa ka fiican wll aduunka jooga aanan aheyn midkii aabahaa iyo hooyadaa dhaleen
2024-04-27 17:32:57
413
reerbari2
Dhal boqor🇸🇱 :
Tolow dadka canka ajanabi makala ahaa miyaa 😭😭😭
2024-04-29 06:33:58
1
nasiyacali5
🪫 :
Habar Kuma quure wax lee igaro 🥺🥺
2024-04-27 19:08:52
202
muuuuuzh
😍 :
😭😂 firi walalow wala noqon kara lakin muxrim kada ma yahy wye qofka wah ader ader kaa abaha la dhashay xataa wuxuu ka yahy Ajana bii oky👌
2024-04-27 18:04:11
39
ahmedinaabdi
ᗩᕼᗰETT🤴🏻❤️ :
ilaahayow inta imtixaan galesa imtixaanka fududeyy😭🥺🤲
2024-04-27 18:17:05
379
_.yo43
W͢ᴀʟᴛᴇʀ :
Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaad comment u akhrin hadaad waxbarashada u akhrin lahayd waa horaan aduunka la tartami lahed😭
2024-04-29 18:41:44
2
iqr4yyyy122
🫅💕🤩 :
aqiro haka sarty hee😂
2024-04-29 11:36:28
2
young_qeys
Young_qeys :
Walalkaa dhabtaa moo kaaga ficanyahay ilaahaw gabar saas i dhahday kan la dhashay dhib qabo
2024-04-27 20:14:46
9
atuushyyy...0
Shardi Online Market :
😂Dadka caanka waalidkiod weersha yaal miyaa neh reer comment 😳😌
2024-04-28 14:20:27
54
daaniya73
🤍ستي رشيدة✨️ :
marka haduu wllkaa kula dhashay kaaga fiicnyhy ajnabi kaama ahan miyaa lagu yiri
2024-04-27 19:28:50
215
nuuiye21
Heer WaDan²¹🇸🇴⚽ :
qof qaldan🥺 oo isla saxn oo had wx magarto leeyihn waad saxntahe hor usoc🥺 wllhi Aduunka meel buu uscdaa illahy ha na Amaansdo somaliyy
2024-04-28 07:51:57
26
ruwa749
Ruwa. :
oo waba isla sii saxnthy wxa samenysid qalad maba u aragtid oo bari hda dhimato xaga alle ad aado oo lgu su,alo maxd ku jawabi wllke rumad lagama aqrisanaye😂
2024-04-29 07:09:21
1
dheymanta2
kun karoon 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 :
haduu walalkaagabyahay weekdaykaamajabiyo laakiin haduu adeer kaa dhakay wuukaajabiya abaayo xishood😏😏😏
2024-04-28 14:38:00
1
siyaasi2022
Ahmed Ali :
Diinta islaamka ma ogoshahay in qof aabaha iyo hooyada dhalin waalid kuu ahayd in aad ku dhagdhagto walal? Allah ka baq diinta ayaa asal ah diinta ha ku jeesjeesin ha oran muhiim maahan inuu kuladhash
2024-04-27 20:11:03
2
baxwalll
cabdiqanibaxwal :
Markaa ma diintaada beenineysaa waa adiga leh Sidaas ajnabi igama ahe wiilku eh! Diintada ku gaftaye Alle uso laabo!
2024-04-28 06:01:22
1
basid_hajji1
عبد الباسط بن محمد❤️‍🔥 :
Qandho ku qaadey xishoo meysid miyaa diinta sidaa rabtid maa ka dhiganee micnaha mise adaa qofkaa rabtid wll ka dhigan karo wll iska dhafe isku qabiil xita ma aha kwrnbal yaab dashiishe waye iyada
2024-04-27 17:39:48
2
luuza177
살모💜 :
habo❤ makula kulmi karaa intee joogtaa
2024-04-28 18:29:23
1
lajeleyda123
lajeleyda 🇱🇺 :
hhhhh diinta barasha iyo kudhaqan bey rabtaa
2024-05-02 08:42:59
1
hazzanmoalim
Hazzan Mo'alim💚 :
diinta Allah na fahamsiiyo
2024-04-29 08:10:53
1
To see more videos from user @sihamiita_, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About