@mustafeadenjamacshire: Maxaad ka taqaan Afarayda uu tiriyey Alle ha u naxaristo,e Cabdi Malow. #fyp #foryou #CapCut #somalilandtiktok💚🤍❤ #muqdishotiktok🇸🇴 #shireadenshire🔥
Mustafe Aden Jamac (Shire)✅
Region: SO
Tuesday 07 May 2024 09:02:11 GMT
Music
Download
Comments
Mustafe Aden Jamac (Shire)✅ :
AUN Adeerkay Cabdi Faarax Caateeye oo loo garan ogyahay Cabdi Malow. waxa uu caan ku ahaa Heelooyinka & Afarayda.
2024-05-07 22:22:56
15
User8674311hep :
Intuu haben madow habarwayn ugalay oo kadhansaday ayu marku waagi ubaryay arkay saa wax ilig ahiba kuma yalan kulaha (waxan wadayba maxalan walawayn tii uwaynayd iyo wasay waalidiinti )😂😂
2024-05-09 20:12:08
13
🕊 :
cabdi malow gabadhuu dhalay inanteeda wllkybaa qaba wlee😂
2024-09-21 17:51:13
0
sacad axmed🟥⬜️🟩 :
badh badan Axmed gacayte ayaa laha ha isku qaldin
2024-05-09 03:43:13
2
@naahida❤️🔥🦋 :
inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana kala haadintay barataa😂😂😂😂
2024-05-09 04:00:46
1
Haaji Quful :
ninkani Alle hau naxariiste ma isaaq buu aha qabiil ceeb maaha ee qabyaalada aya ceeb ah
2024-05-08 14:47:03
1
maanmacalin :
itaan wadada waqooyi kusii jeedo wixii wala wayn ah ee aan wadada kusii maro inaan wasayaan walahiya😁wala wayntii u waynaydiyo ma hadaan wasay walidiiintiii😁😂ninkaasi laayaanbuu ahaa raxaystay😂
2024-05-17 13:11:53
3
ILYAAS MAAL :
INTA BADAN WAASAX LAKIN HAL TUDUC OO UU LAHAA BARKHAD CAS AYAA KU JIRA DHINTAYE HAYSKA KAY DHAMAYSTEEN
2024-05-09 21:37:28
3
QU👑EN :
wadadnimadi ku wadi weyne bal an ka wardono walida🤣
2024-05-09 13:07:28
3
Mohamed Omar7895 :
...ha dhuuxeen lafahayga, dhintaye hayska key dhamaystaan..... waxaan maqley inuu lahaa Barkhad Cas, ama Balaayo Cas
2024-05-09 21:41:29
2
isoo qabta aynu yurub.gadhnee :
haday dibjiraan dugaag macune hala iidaayo dumarka waawayn😂
2024-05-09 05:16:30
2
Random Dread :
Cabdi Faarax Cabdi Malaw ilaahaw u Naxariiso
2024-05-10 15:09:00
1
Ducaale Dulmidiid :
ninkas legend buu ahaa
2024-09-19 16:55:49
0
Birlibax :
cabdi farax caateeye cabdi (malow)
2024-09-19 09:05:25
0
Hamse ali abdi Hamse ali abdi :
saaxip.parte tow soogali
2024-06-11 19:55:32
0
Xinjira liqe :
Caqaar nin hayaan ku caashaqine Cadbaa kugu yaal caqiibaleh😂😂
2024-05-29 22:02:46
0
nin wanagsan g36🇦🇱🇦🇱 :
dee waa nin waax bartay wale
2024-05-08 07:10:44
0
Beldaaje 🇸🇱🍟🍔☕ :
😁😁😁😁
2024-09-27 01:20:38
0
vitaminC :
@00.00❤️🩹🧚
2024-09-19 11:45:10
0
Filanwaa :
@Muhiadin Daacad
2024-09-24 09:49:49
0
Hani daryeel👸🔥🦅🧡✌️ :
Wlhi xasuus 2018 Markaan Shuukaansiga bartay Ahaydoo Anoo habar yartay dukaan uhaya Ayaa wiil Anu sheekaysan jiray Markay Aragto oodhan jirtay baqaya reer magaala inabartay 😂
2024-05-10 18:17:05
1
Eido Diamond :
@Shire Xasan Ciyarow 2 bagof ha badsan 😂😂😂😂😂
2024-05-09 13:45:39
1
𝐁𝐎𝐓𝐀𝐀𝐍✪🐅 :
@Kabtan mudug facts😇
2024-05-09 20:35:19
0
Mustafe Aden Jamac (Shire)✅ :
Inantii Hooyadeed Hadhuudhka tuntaa, iyana haadiskay taqaanaa, hhh Nin weyn uunba fahmaya. marka lagu leeyahay inani waa hooyadeed waa dhab🤷♂️
2024-05-08 08:54:30
1
Abdirihmaan Awil :
Hh
2024-05-07 20:32:26
1
To see more videos from user @mustafeadenjamacshire, please go to the Tikwm
homepage.
© 2021-2024 TikWM. All rights reserved.