@samatalis_5:

Samatalis
Samatalis
Open In TikTok:
Region: UG
Thursday 09 May 2024 18:58:00 GMT
299131
12616
908
2404

Music

Download

Comments

mohakeynan48
Moha keynaan :
Dalka China 🇨🇳 malinka waxa uso sara Lacag dhan 8270472799 adna cajis dartis xita tiradi mad akhrin wll💔🤚
2024-05-10 00:29:10
70
usmail21gmail.com
ismail mohamad :
Su aal inta aadan ii sheegin lacagta aad naga qaaday ii sheeg waxa aad ku qabanayso jid iima suubin qashin igama qaadina geed iiima beerin isbitaal iima dhisin iskool igama dhibin xitaa dugsiga quraan
2024-05-09 21:20:46
821
bigkaratey
mohamed deq🚾💬 :
mahan inay gasho qasnada dowlada . wa inay kasha qasnada GOBOLKA BANADIR . wa inay xisabtamna hadan nahy rer muqdisho
2024-05-09 23:04:09
183
alasali812
alasali812 :
xamar un baa laga qadaaya aan filaaya
2024-05-09 19:32:34
79
queenbunny097
aala👸🏼 :
lacagta maxaa lagu sameenaa iga jaahil bixiya 🤔dowlad
2024-07-14 14:34:52
65
shiiqxapipi5
Shiiq xapipi :
Canshuurta xamar bes laga qadayo maxey aheyd oo hargeysa iyo garawe iyo kismayo aan laga qadeyn hawiye gorme caqli yaalan doona
2024-05-09 22:04:58
62
maserleyyyyyyyyy
🥀❤️‍🔥FaRdWsA pretty🦁🇸🇴 :
3720k 00 kaliya kulahaa intas habartaa maa kuu leh
2024-07-14 14:09:17
56
zachariadahoudmoh
zacharia :
waxaas oo canshuur ah bulshada adeegyo bulsho looguma qabto xitaa qashinka free looguma qaado iska dhaaf biyo koronto caafimaad waxbarasho
2024-05-09 21:10:26
52
wiilhoog8
wiil hoog :
Dowlada federalka ma XAMAR kaliyee canshuur ka qaadee aaway madaale mise waa jeeb ku jire
2024-05-10 01:36:28
32
farxiyrashid
umamutas🥰 :
lacagta muqdisho kaso xaroto waa iin xamar biis lagu qurxiiyo
2024-05-10 10:41:54
26
xamariboy143
Xamari boy :
Good job
2024-05-09 20:13:42
22
umeyma353
umeyma353 :
Gurigena Inoo xmr ku yaalin ii cadaatay wax na diiwan galiyay maba arage 😂😭😭
2024-05-10 09:17:33
17
kaptanhassan31
Captain Hassan :
lacagta 2023 wa 327k halka 2024 ay thy 1.6million tasi ay macnahedu thy laba sababod tan kowad : 1.in an inbdn laga qadi jirin dadk 2.ama laga qadi jiray lkn dadk qadayo aya afka ku shuban jireen
2024-05-10 06:27:49
16
abdiraxiinosman
Abdiraxiin Osman :
canshuurta hadii ay korarty waxaa sii kordhaya kirada gurigaas lagu kireeyo
2024-05-09 21:39:30
13
ibraahimmohame
ibra kadarba :
😂 adi maa inkaar udhiman doonin
2024-07-15 09:28:04
10
zaackz
cali-fanax aderkiis :
good job🥰🥰🥰🥰
2024-05-10 12:02:14
10
upsomalia
UPS :
Dhalinyarada Rer somaliland Dalkiina dhinac karaaca aqoon idinkuma yaree Yarkaan Qabiil magenin Wasiirka ugu Sareeyo Dowlada somaliya wana rer Hargeysa Wana shaqsi Dowladu ku Faanto
2024-05-10 00:21:20
9
www.tiktoksahaam2
www.tiktoksahaam2 :
Qashinkana qaada oo laamiyada dhisa,
2024-05-09 21:12:37
9
mmhassan.20
MMHassan :
Muqdisho waa in lo sameeysa matalad gaar ah oo u doodaa sidan xaq ma ahan
2024-06-16 16:59:14
8
yuusufosmaan6
يؤسف حاج عثمان :
Guryaha dowlada maa leh
2024-07-14 14:35:34
7
cubeyd_7
Cubeyd_7 :
Dowlada kaliya muqdisho miyee ka talisaa👈Canshuurta xamar bes laga qadayo maxey aheyd oo hargeysa iyo garawe iyo kismayo aan laga qadeyn rer mogdisho gorme caqli yaalan doonaan
2024-05-11 02:09:28
7
alle_aamin01
Hamdixarago :
ku saliya Nabiga Scw
2024-05-09 21:44:38
7
amiira743
Amiira :
ninkaan lacag buu ku waashay miya😂😂😂
2024-07-15 01:13:23
5
abdullahiadi01
Ibra Abdi :
Eeygaan Xaaramiga ah dadka soomaaliyeed buu dhacayaa Ee hala iska qabto ninkaan Tuug waaye Dadka xoolohooda ayuu Calooshisa kushubanayaa 😢
2024-07-14 18:46:17
3
hussein.mumin5
hussein mumin :
we compliment with you wasir that admirable transparence but my vantage point is, once it goes to the a counter of the government from there can we know where is going to be spent.
2024-06-10 13:39:48
3
husseinyo2
Nabhani Al Baqash Axmed :
dawlada lacagta intey geynosa marka maxaloo baahan yahay yaqaato lacagtaad dhan midaas jawab kasobixiya
2024-06-04 01:50:10
3
exlederak
IL47 :
kow inaga wax noo qabta kadib baa wax naga qaadeysaan ma isbitaalo ayaa noo dhisteen ma wadooyin ayaa sameyseen ma gaas ayaa kenteen ma school bas ayaa nasıiseen awal shacabaka wax u qabta kadib qaata
2024-05-11 23:17:51
3
cisecabdulahiwehliye
Ciise xayati :
waziirku ma ogyaha in xafadena askari canshur qadayo dile ninki guriga laha canshurta aw kasodone mise waxaw arka kaliya 1.6 million qasnada umamulo uguso dhacde
2024-05-09 21:07:40
3
hodmandire55
@hodmandire55 :
1.6 milyan yaa wax loogu qabtay🤣
2024-07-17 18:11:17
2
user9919669264519
Alfa gaming :
War canshuurtu waa xaaran hadaad diin kudhaqmaysaan omuslim tihiin 💯
2024-07-14 23:32:56
2
jamac1072
Jamac 🇸🇴 :
Horta dowlada muqdisho lee mey ka talisa
2024-07-14 10:31:20
2
mahmudi5697
mahmudi :
guryaha hadane lo so socdaa o lacaga laga qaadi rabaa 😂😅
2024-05-10 06:44:28
2
user1686663840440
buufis :
Tuuugs! How are you going to take taxes off of rented properties when h guys don’t take care of the public streets and sewer systems!!! Shame on HSM’s government!!!
2024-05-10 03:26:42
2
kingmamil
Roble :
Mogadishu bas ma canshur bixiso somalia ok dhan
2024-05-10 01:30:54
2
homelander_v
USC :
The only citizens ripped off in the world is Mogadishu they so much yet receive no safety let alone service for their tax
2024-05-10 00:50:52
2
moha00096
SMS :
Lacagtaas dhibkaas lagamaray , siyaasiyiin ba hal haneen London kuso seexanaya ayago u bixinaya Sahay Safar😭😭😭.
2024-05-09 21:15:39
2
reerbari123
do not tust anyone :
tuugo waye . xal xabo yuu iga fakanin waye bal yey wax ugu qabtaan lacagtaas.
2024-05-09 20:46:47
2
eng.daaha
Eng.Dahir Mohamud Nuh Daha :
Indho adag arooskeeday ka boodaa
2024-05-09 20:16:44
2
ciiltirexuseen
haaruun :
biyo iyo koronto iney bixiyaan ma aboodan amni xitaa kudar xiniiyaha alle hatiree
2024-07-24 14:29:03
1
ugaarsato2025
Qadra Ugaas👑 :
adinka maa iska Le xoog badanaa 😂😂😂
2024-07-19 06:29:56
1
mss.war1
Xaawo Qaliirey😹🤣😭 :
😂😭kuwaan anaa Ka aqli badiye 🤣wlhi guri filo 500 lagu daganyhy aan Ku dhehe 3 boqol lagu daganyhy😂😭 wxaa dhacdaan alle ha idin sahlo anaka nama dhici kartaan from holwadaag😂😳
2024-07-17 08:30:14
1
jacel143wara
🥀 C+S💍 :
canshuurta dadka amanita dalka sogalayo laga qadayn laga qadayn diyarada hawadada marathon o mawadin gaajaysan darkish kudhiban laga qadayo xagge lagu arkay dad caqliga dabada ka galay waye wlhi🥺
2024-07-16 10:56:12
1
shodhe.sheko
Shaafto isboojey :
Lacagtiina xoog maalagu qadanaa habixin hadii lagu dilo qof shahiid aatahay waxaa ilaasho
2024-07-15 19:36:14
1
xasuuni
Xumow :
Why only Mogadishu?! All the states need to collect taxes. Banaadir needs to elect their mayor rather getting appointed someone by the president.
2024-07-14 21:30:27
1
nabraasbeautysalon
nabraas beauty salon 💅👰💄 :
inoga so xaroode kulahaa 😭😭😭
2024-07-14 21:02:21
1
salaadomaxamuud60
salaado maxamud :
suaal maxaad nogu qabatay wada wanaagsan maheysano waxbarasho fiiri ah cafimaad firii ah maheysano amni wanaagsan maheysano maxaad kuqabatay
2024-07-14 07:07:15
1
gees_biciid
Gees_biciid :
Soomaaliya ma muqdisho kali ah baa? Wadanka oo dhan hadaan canshuur laga wada qaadin maxaa hal magaalo culays kaligeed saaray?
2024-07-12 03:06:04
1
user6ui88i8i88555
user6ui88i8i88555 :
lacagta in umada laga qaado dhib malaha laakiin shacabka lacagta wax ugu qabta teeda kale Muqdisho kaliya miyaa wadanka laamiyada u dhisa
2024-06-23 05:20:28
1
ab_shak
Ab-Shak // Abdishakur :
Waxaad ka hor istaagteen tuugada yaryar. lkn kuwa waaweyn yaa ka hor istaagi kara??
2024-06-17 21:15:07
1
ciilow005
Ciiltire boy :
Waxaad tihiin tuugo u soo besten shacabka Somaliyed rabaan in ey u adeg sadaan shar dowlad oo ben ah shekadan waxaa kadanbeyso mar wada madax waryne Hassan shiikh wax walbo wan ognahay Sxb ee benta na
2024-06-17 18:43:13
1
To see more videos from user @samatalis_5, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About