@gebisamaale: 'C' ma karayan oo 'amites bey odhanzyaan ka duwan chamites(sham wax gubtay qoraxda shamo xubada samuunta) wa sababta loo aasay ee loo idha maanta afroasiatic.In kasto lagu sababeyo badalada ereyadan dagalaadi Rwanda ee cunsurinamada keeney. Dadka camo magu sheegeyo uma eeka dadkeena midabkeena ma laha. Balse in wax walba loo keeno faraaciinta la raba oo afkoogu asal african ah noqon karin. Muhimadu maaha in la idha af somali bey ku hadlayen, taas waa la ogyahee in af kale nalagu sheego waa dhibato. Dhamaadki afroasiatic ayey ku hadleyeen haa wa sax balso intaan la so galin waxay qorayeen dhawaaqooga oo qudha. Marka ha sacabo tumuna markaad maqashaan uun 'somali'... (reerka germany dega ee Amish la idha marki ugu horeysey cay baa looga dhigayey xiliga loo bixiyey. dadku way garanayan 'am waxay tahay) jiroo jooga! #somali #somalitiktok #faraaciinta #gebisamaale #soomaali_tiktok #somalitiktok12

Gebi
Gebi
Open In TikTok:
Region: FR
Sunday 12 May 2024 15:15:07 GMT
12820
869
86
78

Music

Download

Comments

abdurahim_sun
abdirahim 🦁 :
keep going dear 💚💚💚
2024-05-12 15:45:49
3
great.somalia5
ME & U :
ad iyo ad Somalida looma ogola iney naqdan because Romankii o ah cadanka ayaa ad iska ilaa liya bal eeg waxey ku qoreen dadkasi waa an DAMQANEYN, bal yaa aminya punt inta ka tagen cagta mariyen dhamn
2024-05-13 12:20:15
2
emm.721
Eimo /720 :
Waxn ogahay magaca fircon ino lahay halqof sda lagu shege quraanka wxnraba ina ogdo sde logu magacabe xadarad dhan fircon qom ma ehen wll magaca so ogow luqsi kujiro sababta kente in lagu magacabo
2024-05-12 19:15:37
2
h.h.s13h
H.H.S :
war mafahmin paypal iyo tarikhdan lkn horay usocda anigu muslim baan aha ilaa xiligi nabi muuse manayelayo inan ku fano gaal ilahay casiyay anigo halyay islama heli kara inan ku fano
2024-06-09 13:23:33
0
birraabarii8
b&b boruu :
hamun R ilaaha qorraxda meeshuu doortey ayaa la yidhaahdaa HAM
2024-06-15 09:39:21
3
ali_fanaan_5
F F F & yuotub :
adaa mashkaxaaga ku ku baadhiyoo. inaga qabo shamatigbaynu nahay. adeer mahad sanid allaa haku xafido
2024-07-25 12:54:15
1
bosssawda
bosssawda :
Waa run baaye, iney nabara kiciyaan ayey rabaan balse somaalaa lana dhahay ALXAMDULILLAH😂
2024-07-18 21:03:26
1
dhashiisyl2
Xoogsade🇸🇴ᡕᠵ᠊ᡃ່࡚ࠢ࠘⸝່ࠡ᠊ᡁࠣ᠊᠊ࠢ亠 :
Ham hooyoyinka dhaha markay caruurta cunada sinayaan
2024-06-13 10:12:36
1
yahya_l_
Wacays :
podcast oo dhamaystiran magaçii
2024-05-12 15:56:50
1
dheef071
Dheef :
Uma ama umat o Allah swt umad inagushegey ama umam
2024-05-12 15:46:15
0
gebisamaale
Gebi :
xita afka somaliga kii reer guuraga hada lagu sheeya.Si kastey nomadisation noogu socota
2024-05-12 15:21:47
8
uma_cabdala_ahaxme
Amina :
xata caruurta marka cunada la siinayo hooyadu waxay adeegsta eraygaas ,ham sii ,ama ham ka sii
2024-05-12 15:34:03
7
buraotogdheer
Okay :
dadka somalida ee cilmigan yaqan somaliland ha yimaden oo ha iskashaden ha badhen ansaarta
2024-05-12 19:05:12
3
khalif_mj
Khalif Mohamed Jama 🦁 :
Wslshy aad bad u mahadsan tahay waxanaad isku daydaa inaad akhrido buuga la dhaho (بداية و نهاية ) uu qoray ibnu kathir
2024-05-22 22:31:32
2
cumar7924
cumar :
am waa cunid hooyooyin markii ilmaha ay wax siinayaan ayay dhahaan am dheh hooyo lahjadda maaygana aam cunid ayaa la dhahaa
2024-05-13 05:49:48
2
bosssawda
bosssawda :
Baaye anago macrobian ayaan nagu sheegeyn,itopia waa itopiyanka miyeysan aheen
2024-07-18 21:05:11
1
birraabarii8
b&b boruu :
harun R weeyee ham
2024-06-15 09:37:54
1
abdurahim_sun
abdirahim 🦁 :
horey u socoto 🥰🤩
2024-05-12 15:30:07
1
abdurahim_sun
abdirahim 🦁 :
💚💚💚
2024-05-12 15:29:10
1
baarqabpuntland
farda jaan nugaal :
stop this info
2024-08-01 23:12:03
0
arkaaarka5
☪︎AARKA ☪︎TOGDHEER☪︎ :
tani waa qof riyoonaya
2024-07-10 18:11:44
0
burburshe1998
ugaaska 1998 :
@Hanan Channel 👑🌹
2024-06-23 09:14:39
0
user1265763047930
Fatima :
Aad iyo aad Somali waa dad Tariikh dheer leh ❤️👏👏👏👏👏👏👏
2024-06-20 10:25:44
0
birraabarii8
b&b boruu :
iyo waxa kale aan kuu raacinaa ethiopia ma ahan magaca saxda.saxdu waa (biato) G.L.N
2024-06-15 09:42:42
0
xasanshiino5
dhagey 56 :
la iskuyiraah
2024-05-27 02:09:23
0
xasanshiino5
dhagey 56 :
ina adeer xametig waxa laga wadaa wiilkii Nabi Nuux oo la oranjiray XAAM .oo aan kasoo farcanay ereyga xameti waxa ay lamid tahay dadkii xaam kasoo farcamay .luqadeena iyo kushitiga oodhan ayaa xameti
2024-05-27 02:09:04
0
abdullahimohamed414
kingshaakir :
what d u Mena somalie
2024-05-19 13:14:29
0
draktriad
Dark Triad :
Sam and Ham are children of Noah. Sam is the father of Semitic people like Ancient Israelite, Akadians and Arabs. Somalis and Oromos are Cushatic or Hamitc people.
2024-05-18 21:51:08
0
abdulahimohammedi
Abdulahi Mohammed Is :
🥰🥰🥰
2024-05-16 19:25:28
0
facemobb37
facemobb :
HAMATIC R CAUCASIANS ARYAN TRIBES. DEY R NOT INDIGENOUS TO AFRICA NOR KMT
2024-05-15 17:34:27
0
asadka.duurka
WADANIGA DHABTA AH :
🙏🙏🙏
2024-05-13 16:59:02
0
mamisniino
carfoon gelle :
Mhdsnid shaqa fcn baad no heysaa🥰
2024-05-13 04:04:08
0
gaarful
kaariye :
thanks my sister 🙏
2024-05-12 19:37:19
0
maxamedcilmi88
mohamed cilmi :
huuno w karti ba thy
2024-05-12 16:06:54
0
cishqisharaf1
Cishqi Shara143 🇸🇴👑💎💞❤🎁 :
balaayooy ooma anagaaa gubany 🤣🤣 walagayaba i ay mcno wcn turjumeso lkn ay inorogen
2024-05-12 16:01:14
0
cishqisharaf1
Cishqi Shara143 🇸🇴👑💎💞❤🎁 :
gambisamaaale maxaa lagawadaaa
2024-05-12 15:57:50
0
To see more videos from user @gebisamaale, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About