lkin codkaan gabadha qisooyinka kasoo sheekeeyaa soo ma ahn mise waa qaldanahy😳🤨
2024-07-28 17:34:46
7
Nawaal collection business :
Diirka dhegta lah gashta way ka ba aysa
2024-07-29 17:01:28
0
. :
adigu wali ma aragtay gabadh maseeri wayday 😁😁
2024-07-18 14:56:09
0
Gabar ehlusunoh :
haa waan arkay walaahi vilaahi
2024-07-16 14:15:15
0
maskiinka :
ragga xita marke basasha jarjarayan we ilmeeyaan
2024-05-19 11:37:28
2
✨ƝᎯƵᎯƝĪ 💚★❤️ :
haaa wallshay waligy ma arag yado ilmaynysa walhi
2024-07-22 16:44:13
0
️️Khadija🪼 :
hadaa jarjayaa Wacasha indhaha xanuun 💔😭😭😭
2024-07-22 09:01:58
0
jamila :
my favv YouTuber sowda mahad sanid abayo howsha markan qabanayo wanku weheshada shekoyin kagana aad ban u jeclahy 💋💞
2024-07-08 16:05:19
1
Sabo Abdi :
way noo joogtàa abaayo
2024-07-14 11:52:33
0
CaZiiza Bintu MoHameD❤️📿🔥 :
ani ma ilmeeyo runti😅
2024-07-22 14:43:43
0
hotho ✨️❤️ :
ma ilmeeyo ki maser ahana Ana dhalay sen ku dhahay😂😭
2024-07-20 16:21:27
0
nawaal🤍👤🦋 :
maxa ka.zhgysa anoo jar jaraya xata qof idhow hadu jar jaro xata indha I ilmynaya😭
2024-07-16 12:44:55
0
Hoodo collection 👗👜 :
hada jarjarya waa oayayba lkn ataydy iska da yar wxn u dhiibi jirny bari aan hudheel hysany ilaa 4 kiilo ayada ayay jarjari jirthy wlhi iyar xata kama iman jirin
2024-07-22 08:41:10
0
ربما نلتقي في حيات أخرى 🕊️💔 :
maba ooyo anuu mana maseero😂
2024-07-29 16:14:15
1
Anfac 123 :
haaa
2024-07-12 04:16:06
0
Happe Nace Ok :
haa
2024-08-02 09:35:43
0
nimco cabdulahi :
xasasi ayan modaye aboy
2024-06-27 07:20:01
0
Sabo Abdi :
haa
2024-07-14 11:51:56
0
Cade Baari Cade :
gabar an maserin ma jirto lakin maserka ayaa kala badan bes🤣👌