@midaays2: HEES Inakoo lamaane ah Iyo labo nafqeybsi leh | Hibo nuura |HD +lyrics #somalitiktok #foryou #MIDAAYS #somaliland #somalitiktok12

MIDAAYS
MIDAAYS
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 06 June 2024 17:26:57 GMT
307673
18103
169
993

Music

Download

Comments

sihaamcadey5
Sihaam Cadey :
whats leexo
2024-06-12 19:45:58
15
malyunalialu6
manka :
libin xalagawada plz
2024-08-20 17:55:42
4
hi.hi.11.22
yasminaaaaaa🐝 :
ma songgggg 💗💕💗💕💗💕💗💕💗
2024-08-19 20:17:39
0
nimcoahmedgurey
صفاء محمود محمد 💕 :
hibo nuuura💕💕
2024-08-13 12:55:21
0
m_c_x.king
💔🥲 :
heestan xasus yarantaydi ah abay igu ledahy anoo yar oo guriga abahy joga ayaa aabe radiyaha kadari jiray❤️🥺yaran nimadii wan uxisay coz cidna kama fakari jirin markaas💔😭
2024-06-12 14:35:13
94
keesaa6
jini indhala🫱🏻‍🫲🏼❤️‍🔥😂 :
waxaa qaaday xaliimo khaliif maqool 😂😂
2024-08-19 12:32:25
12
itsnaima31
21 :
Heestan hooyadeyba qaada mrwalba 🖤
2024-06-12 19:44:28
52
shacni703
yaa ikabaray👸💃🥀 :
soomali bay heestu ku socotaa iyo halkaynu maanta joogno
2024-06-16 10:34:54
22
nabuushey
Daarunimca girl🇱🇸❤️ :
qofan ogahay malo qaday heestan😭😂😂
2024-07-19 19:14:53
6
missqaylo1
SoniYa💎🌸❤️ :
Markan maqley qofba qalbigeyga ku soo dhacay🥺
2024-07-17 14:55:30
2
wll.shaafka4
wll shaafka :
qisada heestan qofkii raba luuqa😂😂
2024-06-16 08:36:13
1
guled514
ibnu sheikh :
yaaa qaaaday
2024-06-12 18:57:04
0
mustafe_abdinour
janagale،❤️‍🩹📚 :
heestaan nin aad usaaxib ahayn baa ibaray garowe ilaa galkacyo baana dhagaysanaayey anoo safar u ah hibo nuura ayaana ku luqenaysay🔥
2024-08-21 21:29:55
2
moh.suuj
Moh suuj🇸🇱🐐 :
heestaan maaha jacayl iyo wax udhaw waa siyaasad sidaan maqlay
2024-06-24 08:46:58
1
hibo.abdullhi
Hibo Abdullhi :
hibo nuura
2024-06-16 07:25:03
2
ajuuu_____
Nin gar leh xaaskisa🧔💋😂 :
heestan hoyadey baa qado mar walbo🥺😭
2024-06-13 17:59:08
1
iqraisse8
GUREEYO✅ :
liibaanteeeed aduunyadaaa Ruuxna laasan maayeee maxaa Luray naftaaadii
2024-08-20 04:52:40
4
princesabshiro1234
aisha💪🇪🇪🤞 :
maxa luray naftadii
2024-06-13 19:29:55
3
__aryan12
♪𝐀𝐑𝐘𝟒𝐍٭͜❤️𓃵 :
Hiba nuur
2024-06-23 09:23:50
2
queenkalsoon1
geeley girl🐪🇪🇪💉 :
Ruuxna laasan maayeee maxaa Luray naftaaadii
2024-08-28 12:56:13
1
ishwaaq__
dr.s ishwaq abdiqadir🧕🩺 :
wa heesta quran ku xasuusto abahay mcn ilahow cimriga io cfimadka usiyaadi 🤲
2024-06-18 14:18:46
1
dhigi.maayo.totaha
🏝🏝🇸🇴 :
adiga is lumiyoo isu loogey cadowgoo libintaada siiyee🤣hasuus🥰
2024-06-12 16:42:17
1
seygamx
Mr. Üç :
Adigaa Lis-caanood iyo Laas-xareediyo Leydh iyo Hadh diidee
2024-08-29 22:11:30
0
xanfaresh572
xanfaresh572 :
Danbigena Allah ☝️dhafo 💕❤️‍🩹🙏🙏😭
2024-08-20 07:15:12
0
3navyar
¡NdHōōś💕 :
Mxaa lUrayy Naftaad¡¡🤤💕
2024-08-18 21:10:20
0
To see more videos from user @midaays2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About