@maayaquus: Labadaan kooxood horumarkeena ma jecla

Abdulkadir Mohamed Nur
Abdulkadir Mohamed Nur
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 22 June 2024 19:51:07 GMT
88249
7157
384
361

Music

Download

Comments

akboy_10
user9415846174734 :
Thank you wasiir ✅
2024-06-22 20:10:46
0
ciisemuuse0
ciisa muusa :
ok
2024-07-12 17:31:15
0
cabdi.raxmaan017
Cabdi Raxmaan :
sax😳😏😁taliye😁
2024-07-20 05:16:25
0
ustaad.bashiir.car
ustaad bashiir carafaad :
sax
2024-09-06 20:56:11
0
abdikadirjimale2
Abdikadir Jimcale :
good 👍👍❤️❤️❤️
2024-09-01 21:56:23
0
mahadxasan49
mahadxasan49 :
sax
2024-09-01 16:42:56
0
dhamac2463
dhamac :
anagu hadaanu nahay shacabka soomaaliyeed waxaanu aamin sanahay shabab aan adiga ahayni inuusan jirin shabab kii ugu weynaa inaad tahay
2024-06-22 20:12:25
39
real_____amiir
Abandule :
shabab shabab dhalay inaa tahy khiraa anoo afka cxds ku hadlaayo
2024-06-22 20:06:50
9
a.h.m150
junior politician :
rer bakool ayaanu isla nahay wasiirka waa rer waajid waajid in ka badan 18 sano ayeey go'doon ku jirtaa markaas ayuu na leeyahay gaari muqdisho ka baxaa Djibouti 🇩🇯 tagaa. sow sheeko ma'ahaane
2024-06-23 10:24:26
6
zayd094
King____Ahmett :
farmaajo iyo fahad ayaa aad ujecel shababka sida saxda
2024-06-22 21:05:25
12
guleed54
Guuled Budul :
Adi ya ka shababsan
2024-06-22 22:01:20
0
kabalaawe
22.🇦🇿🇩🇪 :
Aadanyabaal iyo ceeldheer Adiga ma leh Raxawayn aya gursiga ugu fadhisa Hubka Dowlada wa inaad KGS 🇦🇿 keenta duqonyahaw.
2024-08-31 20:26:56
2
suhaybcmar1230th0
gows cade :
Somalia 🇸🇴 ma jirto
2024-08-31 07:34:41
0
user4458639232784
maxamed 13 :
Ethiopia 🇪🇹 kahadal wasiir see iyada layelayAA WAXANU UBAHANAHAY INAN USHAQAYNO DALKA LKN MA ARAGNO CID RABTA INAN USHAQAYNO 😊😊😊
2024-06-23 16:37:04
1
hamdishido
hamdishido :
Guuleysta Ilaahey idiin baryaaya ❤️
2024-09-01 00:06:18
1
charle88
kennedid88 :
😂😂beenale beenta jooji
2024-06-22 20:03:58
0
abukarnuur135
abukar :
rufiyan Ana ku waso
2024-06-22 23:28:56
0
charle88
kennedid88 :
😂😂😂😂nacas miskiin ciidanki aad shirqol shay saadki ciidanki meel ku sheeg
2024-06-22 20:03:06
0
maxamadali54
mohan 22✅️🇸🇴 :
wasirow waxad aad afka ka shegeyso io waxa aad cidanka xoga dalka hagar damada aad ku heyso isma lahan
2024-06-24 06:14:27
2
timajilic8
timajilic :
ogow hadan nahay shacabka somaliyed waxan aaminsanahay inuusan shabaab aan adiga ahayn inuusan jirin
2024-08-04 17:53:17
1
cabdishakuurinacabdi
cabdishakuur cabdi :
adigaaba shabaab ah 😂😂
2024-08-03 07:44:28
1
ali.yare.123
Ali yare 123 :
guuleyso waziir dadkan wa dadkii shalay hilka hoog looga qaadey manta wahaas waxa ka kenaya wa qarar because wahey arkeyan dowlda oo lugaheda ku istaqeysa wahey raban iney Soo celiyan argagixisidii
2024-06-25 09:52:26
1
askimhasuus
XASUUS 🇺🇸 :
Xaaska 3aaad ee hassan shiiq mahamud marwo Abduqadir mohamed nuur
2024-06-24 13:43:04
1
minxorrr1hy
bWEsY316 :
waziiir shaqada aad qaranka u hayso halkaaga kasi wad hadaa nahy shacabka somaaliyeed waan ku taageersanahy waxan la socnaa inaad dhul badan xuraysay
2024-06-23 17:38:47
1
sancho111177
Updow maleka :
hhh ader hormarka aad kagadlysid waxey Alshabab adigo kabilowmaa adigona kugo dhamadaaa
2024-06-23 09:13:53
1
To see more videos from user @maayaquus, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About