@amiin.axmed: Wali ma aragtay halka laga rido, bunleerka Muqdisho😱 #happyindependenceday 🇸🇴🎊 #mogadishu_somalia #1stjuly2024❤️ #1daluulyo💙🇸🇴 #الشعب_الصيني_ماله_حل😂😂 #26june1960 #calansaarka
Eng- Ahmed Nuraddin
Region: SO
Monday 01 July 2024 03:54:01 GMT
Music
Download
Comments
ina abdullhi :
omg😱😭
2024-07-01 08:00:30
5
Bureeqo qurx❤️ :
Dowlda wey ku mhdznthy xly in aysan wax rasaas ah la ridin si dadka wx yeelo usoo garin msha alh
2024-07-01 08:00:54
540
waweynka 👊 :
sanadkan walah dowlada aad ban ugu mahadcina sanadii horay basaar ayaa leska furi jiray ayaa dad masakiin oo guryahooda iska hurda kudhici jirtay lk the sanadkan waalaga taxadiray mahadsanidinin🙏
2024-07-01 06:52:00
218
yamanta girl_🩸✊️ :
dowlada iyadoo dhahde rasaas lama ridi karo ayaa xalay la ride see ku dhacde😳
2024-07-01 08:59:43
43
BeLikeISHA🔥😻 :
beesha calamkana buuq loma rabo😂 Qudarland😭
2024-07-01 08:32:52
149
ALVAARO12 :
Idoorow copy dhaha sanadka danbe 😂💔
2024-07-01 10:18:18
23
Ina mire :
xalay waa habeenki u horeysa oo 1luulyo xabad dhicin xasuustayda
2024-07-01 10:35:39
47
queen of herself🦋👸 :
sanadkan dabal daga 26june iyo 1da luulyo wba sii macanadeen qudaarlanow🍎🍏🥚xili fcn ba so wda baxdeen😂💔
2024-07-01 09:40:11
15
IQra🖤 :
Way Sanadkaan malmaha xoriyada si sharaf loo xusay🇸🇴dhul iyo cir lama kala reebin
2024-07-01 07:21:10
35
♡🇸🇴❤️ :
Anigu ma mugadisho kala jooga dadka leh rasaas lama ridin see wax u wadaan😂
2024-07-01 11:17:39
9
🪫 :
Beesha Clamkana buuQ Loma Rbo ❤️😂
2024-07-01 09:43:55
8
عAزAaم🤤💫 :
somalia buuq looma rabo idoor daba cayuunow amxaar daba socotoy😂😁
2024-07-01 11:37:36
6
carfoon ❤️ :
beesha caalamka buuq looma rqbo only cawaale from boorama😂🤣😭
2024-07-01 09:41:04
6
Go🧸 :
Xamar wey tagtey so laabashana ma leh ninki diidayow yeelka adeer hanplyo 1 luly🇸🇴❤️🩸🫡
2024-07-01 09:19:46
6
Anas Jojo🤴🇸🇴 T16/8/2022 :
Beesha caalamka buuq loma rabo🗣❌️😂
2024-07-01 08:25:10
6
Istaylish :
War waxan iska dayo ordo guryihina bakhtiya 😂
2024-07-01 11:22:51
0
🤎🕊️ :
qofka dhax taagan maxa ka qaldan 😳
2024-07-01 09:32:05
3
Fai iikow (5) :
xgee lugu gadaa arooskeyga sogadanaaye😳
2024-07-01 09:40:31
2
N🦋💜 :
wxaan inta laga hela hort
2024-07-01 13:52:51
0
Queen Madow :
Masha Allah Allah nbd u siyadi xmar Allah ayy cawaale ciltire 🇸🇴🩸✊🫡💪❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hambaliyo umuda somaliyed
2024-07-01 07:43:35
4
mcmcarab International 🇸🇴📷 :
Reer muqadisho wan naga fcn thn hdda nahy rer Nairobi 😅
2024-07-01 09:32:05
2
💞💘Mss haldhaa👸❤ :
Xalay Lee arkay
2024-07-01 09:16:51
2
Alvaaro😂✌🏽 :
anaga xaq malihin miyaa reer suqa xolaha xalay dhagaha noola cadeyay😂💔
2024-07-01 20:24:05
1
💞🧚♂️ :
weyyyyy muq bilan💋😭😭
2024-07-01 14:35:31
1
¥♡◇₩ 🌏🧠📚 :
war Rasas raaxada nooga qaadeen dadka meesha noola jooga dhulka wada fatiisten xalay 💔😔😭😂
2024-07-01 12:09:24
1
To see more videos from user @amiin.axmed, please go to the Tikwm
homepage.