Kalimada MAGAABO macnahreda Hooyaday Allaha unaxariusto ayaan waydiiyey dugsiga house dhexe ayaan ku qaadanay .Jawaab.
waa intii mar lacantuugo Caanaha geela magaabo Galinbay ku socodsiisaa
2024-07-19 13:31:23
29
user6781220066723 :
SOMALI WAA DURIYADA SUUGAN ABWAANIMO MURTI HEESA CULIMADA UGU CANSAN AQON YAHAN CIDKU GADHI KARTA MA JIRTO REER ABTIYASHAY WALE CIDI MAGADHO
2024-07-19 18:20:18
7
~Abdirahman Mohamed😇 :
mayra maaha waa maydha lahjada iska sax
2024-07-19 14:15:50
6
Mr.Joloman :
Waxaan la yaabaa ninkaan wuxuu ka maansoon jiray yaxyaabo wakhtigiisa aanaba jirin oo maanta taagan, Abwaan keli ah muusan ahayn e philosophy ayuu ahaa Alla ha u naxariistee.