@nanayg1963:

NANAYG
NANAYG
Open In TikTok:
Region: PH
Monday 22 July 2024 01:15:27 GMT
611
5
1
2

Music

Download

Comments

lolita.pomento
Lolita Pomento :
Wow 🥰
2024-07-22 03:57:32
0
To see more videos from user @nanayg1963, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

JACEYL IYO XAALADDIISA. Ma is tiraahdaa sidaad u tahay kuuma aha, miyaad is tiraahda adaa ka Welwel badan, ma Carootaa, ma Hinaastaa, ma Welweshaa, ma Xanuunsataa Mararka Qaarna ma Oysaa, Ma is tiraahdaa Go'aan ka qaado, balse makuu suurta geliwaayaa Go'aankaagi. Muddo ka Aamus ma is tiraahda, Haddana in yar dabadeed Qoraal ma u dirtaa, markaad jawaab ka weysana ma Garaacdaa Teleefanka,  Haddii lagaa qaban waayana maka sii dartaa, xataa Noloshu diiqad Ciriiri Iyo Buuq ma kugu noqotaaa. Intaad is yara dejiso ma is tiraahdaa waxa Tellka lagaaga qaban waayay ama Facebooga iyo What's Apka jawaab uga heli weyday malaha Qofkaagii wuu Hurdaa, ama Shaqo ayuu ku jiraa ama wuu Xanuun sanayaa,   Hadaad sidaa istiraahdo xataa, Inyar ka dib ma is aragtaa Adigoo haddana Warwarkii Dib u bilaabay adoo Hubsanaaya inuu Online yahay, Imika adoo eegay hadana ma eegtaa mar kale.  Waa Qof Wax jecel Caadadiiye Duruufo badan mala kulantaa oo ay ka mid yihiin:- Telefoon Dabku kaa dhaco, ama Ateenka oo kaa taga, Qadka Internetka oo Xumaada, adoo taada la liitay, haddana Dhan kale Hawli makaaga furantaa oo Noloshaada kale ah.  Murugo badanaa, Baahi badanaa, oo Xanuun  badanaa, Waa Jacaylkee ma is tiraahdaa Maxaad wax u jeclaatay ?,  Intas oo Dhib ah iyo In ka badan kolkaad aragto jaceylkaba ma is tiraahdaa Kan ma adaa Noloshaada loo soo diray inuu Galaafto, waa Yaab iyo Amaakaage Xaaladaada oo sidaas ah, maku iloowdaa Jawaab ama Fariin aad ka hesho Qofkaas Maanta dhan Sugaeysay, koley waad Caroon kolkad Aragto ama Codka Qofkaad Sugeysay maqasho, Ma qarsataa Tabashadaadii Adoo Xanaaqsan ma istiraahda Qarso Ma isku Qasabtaa ma is Caburisaa. Waa Xaqiiq lama soo koobi karo Xalada Qof wax jecel Baahideeda, Boholyoowgeeda, Alla Jaceylku Buseel badanaa, Baryo badanaa oo Soo jeed badanaa, marmar ma is tiraahdaa Khilaafkiina waa ka keenay inaad is weydaan ma kala tagtaan idinka oo isu Careysan oo ma is yiraahdaan: i Daa iyo ku Daayay, haddana markaad kala Dhaqaqdaan ee aad kala Aamustaan

About