Ninka dhinty asxaabi miyuu ahaa mxa wye (رضي الله عنه )
2024-07-25 21:05:23
0
Aᴅɪʀᴀʜᴍᴀan Mᴋ :
suufido waa bidco waliba beenta isku camira🤔
2024-07-26 05:43:25
2
somblood2467 :
Allah unaxariisto mise Allah ka raali noqdo naga sax nio
2024-07-25 19:00:09
2
🩶 ﷺ :
رضي الله عنه وارضاه kaliya waxa la dhihi karaa asxaabtii rasuulka scw marka lasoo hadal qaado cid kale lama dhihi karo hada cadeen rabtaana سورة البينه soo aqrista aayada u dambeesa macsalaama 👍
2024-07-26 05:27:47
3
K_ Boy :
Alle ha u naxariisto marxuunka
2024-07-26 06:48:12
1
ABU-RAASIKH أبو الراسخ🕌🇰🇪✅ :
waxa shirkiyaad ad kudhex jirtaan anaga idin kamid manihine Allah xaqqa ha idiin kusugo