@siraad_channel: Sheekh Ibraahim Ciyoow "Ilmaam Al-baani ayaa laga sheegaa inuu dhahay, xaqu waa adagyahay ee adeeg kale ha ku darina" #_قناةصراط_واحدلاعشرات
nin kaan been buu sheegayaa towxiid galigiis Jano lakuma galo qofka hduu qof Muslim ah dil xaqdaro ku dilo ahlu Jane waaye miya salaada soonka hduu ka tago ahlu Jane waaye miyaa
2024-08-01 16:08:45
0
abdiyow :
imisa towxiid ayaad aaminsanthy
2024-08-29 11:33:01
1
maxamed faluuja 🇸🇴 🇸🇴 :
3 toowxiid ayuu aaminsanyahay allaha soo hanuuniyo
2024-08-01 21:11:24
1
kamaal ciise beereed :
jazakalh sheekh
2024-08-01 15:55:34
2
أبو سالم 1233567 :
جزاك الله خير
2024-09-20 04:51:13
1
MAXBUUB ✅ محبوب🔆 :
albaani adigaba culimo uyaqaana 😁
2024-09-19 00:12:16
0
HUSSEIN "xusni" :
feera weyni iyo caqli waalaysu waayay
2024-09-11 15:57:51
0
ᗩYᗰᗩᑎ٭͜🪼 :
wahaabiyo culimadi kale maxa u diiday😅 albaani kadaba wareegayan oo 2000 dhintay
2024-08-31 06:58:39
0
cabdallah ina xariir 🥰 :
masha Allah sheikh ibraahim ciyoow Allah yaxfadka
2024-08-30 11:02:06
0
cabdiraxmaan muuse ssc.khaatum :
sh ibraahin ilaahay axiftiyo
2024-08-25 10:50:14
0
Amiin :
Cayilku ma fiicno culumana kuma fiicna qof wadad ah in uu bararo ma haboona
2024-08-13 17:52:45
0
cabdi ceyrow :
😂😂😂😂😂😂😂😂 walle wahaabiyo waa wareereen wax ma aqridaan miyaa fikirkaan dadkii asalkiisa lahaa aaba hadda iska inkiraaya oo isaga tagaye ma ogidiin miyaa
qob moos aa laidiin tuuray
2024-08-09 15:20:52
0
carabdheere :
waaa nin waalan dadkan islaam ka ah towxiidka lagaariinaayo in teeka keen tay gaala da ayuu nabigu towxiid gaarsiin jiraye gaala da gaar sii muslimiin ta towxiid way hays taane
2024-08-05 18:53:12
0
Maska Tarabi :
Khawaarij baad thay insha allah mardhw sharciga lagu horkEENaa
2024-08-03 15:56:14
0
Calayka :
qof buuran xariif ma ah wadaad dhintay bu in uu caayo ayuu caanimo ku raadinayaa War ileen wahabiyadu maydkay bartan😅😅