@kabtanka.qosalka: #xamarcadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 #hargaysa #garoowe #somali #somalia #muqdisho ##garawe_puntland_somalia🇸🇱🇸🇱 #boosaaso #somalia #somalia #somalia #somaliland #galmudug #galmudug

kabayare.m.N
kabayare.m.N
Open In TikTok:
Region: DE
Monday 05 August 2024 07:40:25 GMT
99327
3401
179
701

Music

Download

Comments

abdirahman7867
Abdirahman moumin hassan :
waaa geeesi sanbaloolshe
2024-09-08 16:13:30
0
m.m_media_stuidio
MAHDI_ALTO :
dhiiqo ayuu ku jiraa somaliyeey maxkamada ha looga yeero
2024-08-05 23:44:42
8
aapdoul_era
aapdoul_era :
Qof an talin jirin marki xil iyo tala lis kaga dhibo😂😂😂
2024-08-06 00:25:50
3
alia.mj
ali mj :
warninkan jajuswaye ogada galo ayu ushaqeya walahi
2024-08-05 10:19:00
1
abdiqaadiromar
hamza omar abdala :
heer baadiyahaas xil haayo aduunyo waataay
2024-08-06 08:55:07
0
ahmedshire42
Ahmed shire :
runtime waaye wax uu San aqoon uu faraha lagalay lkn wadacad😁😁😁😁😁
2024-08-06 05:35:14
0
axmett...........weli
batayoota ☠ :
wax walpo waxa iiga xariifkan ma ooynoya mise wuu qosloya😂💔
2024-08-06 09:27:04
0
sacduush125
sacduush :
waxan nabad sugid uma qalmo halagaraco
2024-08-06 05:24:19
0
abshir.maxamud.sul
Abshir Maxamud Suleyman :
markad shaqo an shaqadaada ahayn lugu dhibo wa sidaso kle. Ben badanaa qaraxu marku dhacayey Kenya ayad damashadeysay rali ahaw sxb. sual aya w laweydiyey cv gisuna kashekeynaa . madaxdeni wataa.
2024-08-05 19:06:27
0
ahmedgaradfarah
Ahmed-garad44 :
laandheere hadaa maqasho waa kan runta kama gabado wlh intaan dhihi lahaay ayow dhahay daanyeerada ha iska buuqaan
2024-08-08 09:03:09
1
shariifziraaji946
taliye xijaab🤣 :
wlhi waa run wixi dhici dhacay alle cilin kara wa qorneed ma beena😂😂
2024-08-06 11:12:56
1
doofilboy3
Daljirkahiiraan🦁🇸🇧💪 :
siyaasi & sirdoon geysi ah oo atagti dhaba leh waaye sanbalolshe go.ankisa wa mid dacad ah mayaqan munafaqo runtana kama gambado ❤🙏
2024-08-06 08:08:27
1
nomashquula
naxariisati oo qofa ❣️ :
😅😅😅waliga hadii aad talnin waa sasa
2024-08-05 22:59:39
1
faadumojeylaanicu
Faadumo jeylaani Cusmaan :
ninkan sanbaloshe waa wareerey kkkkk
2024-09-07 19:02:02
0
baraacilmi8
baraacilmi8 :
qaraxa markoo dhacaayay cida ak maree say sheeg
2024-09-07 15:28:32
0
gabarqaran31
gabarqaran31 :
Sanbolooshe geesi xawadle. Hawiya qaraxa ayagaa quute. Uqeeybi meel walbo Tuugada shababkaa😂😂😂
2024-09-07 11:04:21
0
baraa.elmi
Baraa Elmi :
fiisabiili lahi aa uu may ilaahay aana Dilka u qoray
2024-08-26 07:54:22
0
kaptanka722
kaptanka :
afka weyn day maxad ku qoslee qosol mayaa le bee
2024-08-25 15:59:21
0
apache2644
Apache 2 :
laandheero waye waa cadalad 😭😂 Wlahi big boss
2024-08-16 21:52:41
0
maxamedindhacoowl
maxamedindhacoowl :
maxaad kuqosleeysaan
2024-08-11 20:16:37
0
user4243570691959
user4243570691959 :
wa sax
2024-08-09 18:06:45
0
tliyegorgor
Gorgor Gorgor :
wiil xawadle iganoley ina ader noo jiljileec sorry iyo calacal inuu dhaho marabten 😂😂😭😭
2024-08-08 20:10:11
0
yoniszakriye
Yonis Zakriye :
dilaka dadka ilahay u qoray kulaha saas sirdoon lagu yahay 🤣😭😭 xassan xumow ma u dhiibay jagada ???
2024-08-08 17:01:53
0
engineerzuzu
Liverpool fan's :
libaax hadal yaqaan ah waaye lkn afleershoow maxa ku qoslee
2024-08-08 16:55:26
0
www.tikogcom
MOHA MOHA MOHA :
waxane ba ah tailyaha sirdon lagu leh amsawiiwada dalka haysata tana qeb ka ah sorry
2024-08-07 22:56:40
0
To see more videos from user @kabtanka.qosalka, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About