@cabdikariimmaxame87: Mid ka mid ah features ka cajiibka ah ee App-ka Waafi Qaybtiisa Mastercard-ka waa Contactless Payments(NFC) oo ah farsamo kuu suurta gelinaysa in aad suuqyada caalamka si fudud uga adeegan karto adigoo isticmaalaya Mobile-kaada gacanta. nala arag oo hada la soo deg App-ka Waafi http://onelink.to/waafi ama nagala soo xiriir: https://livechat.waafi.com