Tanade hadu ku asan yahay iskushuban sade iyo aabihii daarod iamaciil sanaag bay ku asan yihiin kablalaxna wuxu ku asan yahay qardho yusuf iyo ciise xagee ku asan yihiin labadaasna
2024-08-25 06:55:16
36
Mayran 990 :
Tanade iyo leelkase isku nin ma aha shuqula iskuma lahaa. Tanade iyo leelkase 15 oday baa u dhaxaysa.
2024-08-26 23:40:25
5
Jabirfarah1 :
Waxa u ku geeriyidy dagal isaga iyo xabashida u dhexeyy iyo abihi darod iyo dhamn sade iyo kablalxba
2024-08-24 19:41:45
20
Afnaan 👑👑🇸🇱🇸🇱 :
Awoowe Tanade Darood Lelkase __maxamed mumin
Reer Axmed❤️Reer Awoowe gay
Allow ku naxariso Awoowe ❤️❤️
2024-08-26 18:51:47
34
𝗧𝗨𝗞𝗘 𝗡𝗔𝗔𝗚 𝗔𝗛 🦅🔥🔫 :
Alla wan arki jiray 😁
2024-08-26 22:17:47
5
𝖥𝖮𝖮𝖱𝖳𝖠 🦅 :
Rabbi Ha u naxariisto Awoowe Tanade darood 🤲❤️
2024-08-25 13:53:25
17
ibnu fayte🇸🇱💸 :
alle ha unaxristo🤲
2024-08-25 09:04:42
14
dhagax_roge :
awoowe alle ha unaxaristo qabrogiisa waa inan dubi habayn ku samayna
2024-08-26 20:58:36
7
Sirmeir. :
Masha alh poe ilaahy haku barakeeyo in aad nalawadaagtahy Awoowe tanade daarood Ayeeyayday oo aan aad u jeclaa ayaa kasoo farcantahay Alle janadiisa hanagu kulmiyo.
2024-08-25 16:07:16
5
MURSALKA🦎 :
Awoowe inuu siigeysan jirey ban xasuustaa😂
2024-08-26 17:42:31
2
mohamed updirahman :
lakiin waxan diintena ma ogala
2024-08-31 19:09:47
0
ina__Abdirzack :
SADE iyo DAAROOD isku meel ku aasanyihiin TANADE na ISKU_SHUBAN waayahee 3dii kale meeye KABLALAX ugu horeeyo😳
allaha hakuu naxariisto awoowahay waa inaan soo booqda magaalo udhow baba jooga iskushuban hada maashe jeclaaday inaan mar soo arko magaalada qadiimiga awowgay baba ku aasan😂🔥❤️✌️m.a
2024-08-27 12:55:05
3
Deka🫶❤️ :
Wxan iicadatey in ay reer aptigy idiinka horeyn isku shuban reer aderow meesha iskaga so guura 😂