@ciirro42: #CapCut Jiinlayda sayidka Eebbe ha unaxariistee weli ma aragtay gabay jaadkaan oo kale ah? #sayidmaxamedcabdulexasan #muhamedabdulehasan #sayidmohamedabdullahhasan #daraawiish🐎🇸🇴

Ciiro
Ciiro
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 27 August 2024 18:54:52 GMT
177517
10232
215
1231

Music

Download

Comments

mohamednuur577
mohamednuur577 :
alla yaa raxma sayidka look how beautiful it is 😍
2024-09-01 10:26:21
7
dalmar435
Dalmar :
he was gifted so talented
2024-10-14 12:06:25
1
baxwalowwwww
●Baxwalowwwww● :
music
2024-10-31 06:44:27
0
ahmettubdi
Ahmed KawNeyn...🦁 :
no fur pro
2024-10-08 19:10:02
0
cabdiali961
Geedi Aadan :
Legendary
2024-08-31 15:57:51
0
caasim_____18
CAASIM_____18 :
amazing 👏
2024-09-18 16:37:57
0
dalmarcj
Mr. Cj :
Dhirtaa uu sayidku shegay kaliya waxa garan rer DDS gar aha rer jarar qorxey ilaaa goday sii soco somalid kle no no😂
2024-09-01 16:42:33
15
ahmettt2005
ᡕᠵ᠊ᡃ່࡚ࠢ࠘⸝່ࠡ᠊߯ᡁࠣ࠘᠊᠊ࠢ࠘气亠ahmett :
abwwan yusuf shaacir abwaanki kli kahary abwaanda
2024-08-29 06:31:20
42
axmedkayse06
axmedkayse855 :
sedex reer ayaa gabiyi jiray isaaq ogaaden iyo dhulbahante waana isku Deegan waanay is dhaleen 🥰🥰🥰🥰🥰
2024-09-01 00:14:01
7
smart_101_kd
Hadda :
Jinni weeye ruuxaan aheyn, Jaadka aa tahaye😁❤️
2024-08-30 08:09:06
13
amiinmahrez3839
m.mahrez - putlander💙🤍💚 :
ninkaas ban arka dad abwaano kale daba wada. allow kuu naxriiso
2024-08-29 18:04:46
6
haajimakahiil
Ⓜ️IIKAHIL :
Sayidkii afsomaliga midhaa eray kama maqneyn gabayga wu u xoog shegan jiray erayga ku jira fara badnidisa
2024-08-31 06:32:11
5
mceeri1
mceeri1 :
Horta Xuseen Maan Cidiba Ka Hadhin Ninka Xuseen Gabaygu Ka Xifdiyi Jiray Sayidka AHUN
2024-11-09 23:56:04
1
yourdude40
dude :
ani gabaygaan geedaha iyo bahalaha ma fahmooyi ee muyuusiga heeskee waaye,asxaabta plse,igi caawiya
2024-09-24 04:29:50
0
sir2i
sir2i❤️👨‍💻 :
xalbo laaga fahmi maayo waa af soomaligii laga guuray
2024-08-30 17:12:22
1
i.am.me_z
I'M zAkY :
rer koonfur iyo raxanwayn haloo macneeyo 🤣🤣🤣
2024-08-31 10:31:00
0
sharmo19
Aarka Geeska :
hawiye muxuu ku caayay😭
2024-08-30 20:25:31
1
waryaa_adiga
Macrobian 😎🤴 :
alshaab buu ahaa muxuu soomali badan muslin ah laayay iyo caruur yar yar
2024-09-03 19:39:23
1
a66684554488410946138520
فــــــردوسةـ عمر :
ragbaa maankaas lahaa allow caqliga noo barakeee
2024-08-29 06:38:04
1
copraadenshapel
Copra🐍ina aden shapel 🐅 :
Geedahaas wixii ilagaranaya waan salaamay 👑
2024-09-25 11:59:10
4
rabiicyare11
RABiiC yare 👲🇸🇴😎 :
Masha Allah niyo adoo mahadsan nogusodar nosoo badi Tariikha 💝💯🇸🇴🙏
2024-09-15 11:23:11
2
abudwak_sports
abudwak sports :
intaas oo geed oo erayga J ka bilowda ayuu hal gabay ku sheegay wlhi ninkaasi afsomali waaa ku dhamaq
2024-08-31 22:40:52
4
samaalecabdi
samaalecabdi :
yuusuf shacir ilahay wuxu ku manaystay maskax wax qabata nin ilahay hibo siiyay
2024-08-31 11:25:50
3
amedcaabi
caabi :
Sayid maxamed aun gabaygu wuxu u ahaa sida caanaha ookale alle aya hibo usiyay wayn kalmad aanan fahmin kumajirto✌️
2024-08-30 19:41:39
2
boodharrii
King of dds 🇨🇦 :
Alle ha u naxariisto alle muxuu aragti dheera
2024-08-29 01:35:19
2
To see more videos from user @ciirro42, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About