@xankulul28: #somalitiktok #happyahmedhilwa #jabra #dayaxdalnuurshe #farhiabosslady #somalitiktok

🔥Xan kareysa🔥
🔥Xan kareysa🔥
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 27 August 2024 21:57:19 GMT
291323
13892
572
1866

Music

Download

Comments

mamabiibto20250
Mana biiro :
Maxa lo furay malin dhaweyd uff
2024-08-28 06:01:03
28
hafsadheeman4
Hafsiina Organic and beauty 😍 :
dumashi bilan alle haydin xafido amiin ❤️
2024-08-28 06:49:09
18
asmaabdirizak1
araweelo🐎 :
7sano ayaan isqabnaa wali naag kuma arag mobile kiisa lock ugu xidhan waa lanbarkayga ilaa fbgiisa mobile kayga kujira ana madaba galo isna wuu dhawrsoon yahay lkn wuu dabeecad xun yahay 😂
2024-08-28 11:50:30
163
amishapete0
maan kaaba :
ilhy ha unaxarito farxiyo mantey ma jogto adunka😢
2025-03-13 23:14:23
161
faay.13
. :
dayax labadan bari engris nagu karbashaya😭😂😂😂😂
2024-08-28 06:51:33
73
lacagjecel3
, :
Jabra waxa istajiyey waa warjeceel 🤣🤣🤣🤣
2024-08-28 06:12:55
294
munaarten
Queen Beldaje Artan🇸🇱❤️🫀 :
Been mahan walhi wligay haduu maqan yahay walwL naag kama qaado 5 sano iyo bar alxamdulilaah kalsonidu waa cajiib naagey aamin nin hadaa dhahdo waanilaalin waad waalan mrka aad u macaaniso wuuba aadaa
2024-08-28 07:37:50
71
inashardi7
Naziima :
dayax o kle qarnigi mar bu dhashaa🥺👌 walama helaaan
2024-08-28 08:12:12
15
raaxo_mohamed
Ruuza 💕 :
asiga kalsonidaas aburtei nin rag iga dhwh😇❤️
2024-08-28 17:26:45
7
umunoordin1
ifka nolosha :
we need dayax o kale 😂🥰
2024-08-28 06:38:41
132
badramohamett
Badria 🐎 :
dayaxooo kle❤️😭
2024-08-28 06:19:22
81
neeeeeeeymi
Yaanaaaar :
mashallah waan haysta kan cml🥺💞
2024-08-28 06:57:53
18
inaomerrr
Tunney💕 :
Asiga kalsonidas abuurtay nin iga dheh😂❤️
2024-08-28 10:39:04
7
zakiyoahmed6
✨️zakiya ahmed✨️ :
abaayo qarso xalashada sida xaranta loo qarsafaaa
2024-08-28 04:29:36
40
doodo833
Cafiifa🦋 :
Omg😭❤️isku waara
2024-08-28 06:05:04
17
zamiish60
zamiish design ✨️ 🪡👗❤️ :
dayax waa qof ixtirama badan mash allha allow ubaad idhan sia niin raga aah kuma masqul naag wuxa kumashqul hurmarka Reerkisa hadi argto niin naag kadaba wariga waa miti naftisa ino wax kabadal rabiin
2024-08-28 06:58:41
9
ummuhn445
Umu Hanna :
Kun asaga cml aya ijogaa 6yrs waligey naag iskuma imaniin..waligey wax xuman kuma arkin all his passwords magacey ayu isticmala mana kashakinin waligey….ilahayow wax diib ha natussin
2024-08-28 08:27:29
8
fariidoqalbi
fariido🫶 :
::nabiga dartii fallow iso dheh 😭😭
2024-08-28 06:51:38
15
kingfd14
FD 5+4= :
M.a Allow Farhiyo cml isahal waa Raliyo 🥰 Ninka hala Nasib badana dayax 🥰
2024-08-28 07:34:08
13
suraleyyyy17
Fav 23💕🖇️🦚 :
We need Dayax oo kle 😭💔😂😂😂
2024-08-28 07:12:54
15
_dheman
anfacey :
imanka allha usiyadsho😂
2024-08-28 05:47:55
8
mss.nastshaa
Nasteha💃 :
dayax cml 😞❤️🤕
2024-08-28 07:39:11
6
m.1244443
💃🏻 :
Why jabra uistaakde sheekda dhmeeso😂
2024-08-28 09:25:25
7
mohamed.barre111
Mohamed barre :
Manshallh 🥰🥰🥺🥺
2024-08-28 06:39:33
9
umucafiifa19
deka collection1 :
Ilhay naxariisto🥺
2026-08-25 07:56:37
1
To see more videos from user @xankulul28, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About