@aliifiyeali: Wiilka Soomaaliga ah ee wax ku bartay kuna nool dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya xoog ku heesato ayaa Itoobiya u aqoonsan cadoow Soomaaliyeed, iyagoo ku faanaya Soomaalinimo halka Xildhibaanka Qaran iyo dadkii uu matalaayay ay Itoobiya la safan yihiin, weligoodna wanaag iyo abaal aysan ka helin.
anigo ah wiil dhalinyaro ah ku dhashay degaanka somali galbeed ayaa aminsan inaan mar un Ethiopia ka madaxbanan doono cadowkeena koobdana iyada
2024-08-31 21:07:41
94
Farmajo :
Waaa runtii ani baa ku dhashay GODEY JAMACADNA KAGA BAXAY HADANA KA SHAQEYO WAXANA CADOWGA UMADA DANADA IYO GUUD AHAN SOMALI U ARKA ITOOBIYA
2024-09-01 07:44:23
7
sunta laandhera aha 😡🔪🇸🇴🫶 :
Somalia muqaal aaahn waad ahaan karta lkn somali dhiiga ku jiro mala noqonkaro
2024-08-31 18:11:56
14
👑 🇸🇴 QADAR SOMALIYA GUUL :
ITOBIYA WAA CADOW 💯 ITOBIYA ARXAN U GALI MAYO IYO KUWA SOO RACO 💯
2024-09-01 02:46:35
7
Abdirazak :
Somalia Hadaad Maqasho Hawiyaa Dan leh🤣🤣🤣🤣
2024-08-31 18:15:54
1
multivitamins🧕🦋❤️🩹 :
no wax somalinimo la dhaha ma jirto fuustadan hassan qabri qode baa wadto good adeer
2024-08-31 22:13:39
1
Abdure :
waa beentood ree DDS somalia waa cadowgooda 1aad iyagaa uga daran xabashida 800 e sano ay wada dagaalamayeen
2024-09-01 12:01:45
0
Sophia 💍❤️❤️💎🫶🏻 :
Wasiir waxaa shegtay waa xaqiq 👌
2024-09-01 02:00:06
0
Ali🇸🇴🇺🇸 :
Og Yaa na siiyo oo qashinka iyo munaafaqiinta addis ka dajiyo
2024-09-01 15:00:40
2
hindadhuux0 :
Kan degaanka ka yimid maato kama taalo Somalia waa real Ethiopian soo shaqo tagey dadka koofur galbeed maatadoida baa ku baabaysa haddii prox war masar kento Somalia. run hadduu shegayo asagu haxorobo
2024-09-01 03:29:18
0
Jubbaland OG🇬🇲 :
Somalia hdii aad maqasho waa Ogaden🇬🇲🇸🇴
2024-08-31 20:56:35
3
Rohit🇧🇪🇸🇴🎮⛹🏽 :
wlhi waa Run shallay markan dawadey xildhibankas iyo mamadas waxaan is weydiiyay hal suaal suaashas oo dadkini ma arkan miyaa gobolka somaligalbed oo aan asal ahaan ka soojeedo😭 dalka badbaadi🇸🇴
2024-09-01 07:10:27
2
SOM TURKIYE FURNITURE🇸🇴&🇹🇷 :
dowladdeegaanaka soomaali galbeed ku bedel booska itoobiya.