@fekrah.1: #مطويات_علوم_ثالث_ابتدائي #مطوية_علوم_ثالث_ابتدائي #مطوية_مدرسية #علوم_ثالث_ابتدائي #اكسبلورexplore #اكسبلوررررر #fyp #مطويات_لغتي #رابع_ابتدائي #ثاني_ابتدائي #مطوية #اجتماعيات #اولى_ابتدائي #تفعيل #تفعيل_الحروف #اولى_ابتدائي #خامس_ابتدائي

متجر فكرة ✨️💡
متجر فكرة ✨️💡
Open In TikTok:
Region: SA
Sunday 01 September 2024 15:35:42 GMT
6288
13
1
21

Music

Download

Comments

hx.843
hno🖤 :
❤️❤️❤
2025-10-13 23:36:42
0
To see more videos from user @fekrah.1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Gabadh kastaa,ba si fudud uguma tilmaami karto nin inuu yahay qofkii ay riyadeeda ku arki jiray mar walba ay sawiran jirtay qaabkisa, balse anigu caawa waxaan  dareemayaa inaad tahay qofkii aan muddada dheer rajaynayay sugayey inuu maalin uun noloshayda soo galo. Waxaan rajaynayay inaan helo qof aan jeclayn inuu arko anigoo murugaysan, qof aan igu cadaadin wax aanan diyaar u ahayn, qof ilaaliya qalbigayga mar kasta, xitaa hadallada kaftanka ah ee afkiisa ka soo baxaya ka fiirsada ka hor intuusan odhan, si aanu ogaal la'aan iigu dhaawicin. Dadku waxay yidhaahdaan qofka xiriirka kula jira waa laga qariyaa dhibaatooyinka marka ay ku qabsadaan, halka anigu aan xitaa marka ay wax yar i soo wajahaan dhinacaaga u soo cararo, sababtoo ah waxaan kaa filayaa degganaansho, faham iyo inaad ila raadiso xal. Waxaan rabaa inaad ogaato inaad ii tahay saaxiib, garab iyo wehel aan ku aamino waxyaabaha qalbigayga ku jira. Ilaahay ha kuu ilaaliyo caafimaadkaaga, noloshaada iyo farxaddaada. 🥹❤️🫂 Hadalkaasi ma aha mid aan iska idhi, mana aha sheeko mala-awaal ah oo aan quruxdeeda iska sameeyay; waa dareen dhab ah iyo wanaagga aan kugu arkay. Qofka aan jeclahay waa nin aan sifooyinkiisa ku qiyaaso wax kasta oo aan muddo dheer qalbigayga ku hammiyin. Waxaan kuu arkaa geesigii Alle ii doortay, qof aan rajaynayo inaan nolosha kula wadaago bilaw ilaa dhammaad. Waxaan Alle ka baryayaa in jacaylkeenna uu ka dhigo mid kheyr, daacadnimo, naxariis iyo barako ku dhisan, oo aanu noqono laba qof oo mar kasta isu noqda hoy, garab iyo xasillooni. Waxaan rajaynayaa inaadan noqon qof aan maanta ku faraxsanahay oo keliya, balse aad noqoto qofka aan sannadaha soo socda ku sii mahadiyo inaan bartay. 🥹❤️🤴🏻♾️

About