@shuriyako77: Bini aadamku waa Cajiib kuwa dhintay wey u ooyaan kuwa nooLna wey ka ooysiiyaan#somalitiktok#onemillionaudition #wiilasha_somaaliyeed #gabdhahasomaliyed #somalia #somalitiktok
reer coment xaaskeyga bilaheeda dhameysatay igaagu so duceeya inu alle Kala keeno iyada iyo ubadkeeda kuwii ilma la, na alle ha siiyo kuwa xanuunsan alle ha caafio🙏
2024-09-08 13:11:25
1
RICE 41 :
guleyso shuriyako
2024-09-07 19:46:28
1
¹K¡ᑎɢ ᗪᗩ𝑝匚卂乙ª尺💀🔥⚡ :
dhulwase ma curyaanba 💀
2024-09-15 14:37:57
0
garsoorka Africa :
Runtii qalbigayga ayaa isbadalay allow qabiilka iyo qab waynida baga saar rabiyow🥺
2024-09-13 17:26:44
0
RUبErTo :
Hadalka wanaagsan waa sadaqo
2024-09-11 19:34:36
0
ubs ♥️♥️👑 :
dee ilahay hanxishoo ku dheh oo masajidada gal kan curyanka dhaqan xumanta aduunka la jooga
2024-09-11 09:46:53
0
C.raxmaan45 :
shaxdan inaad ku qaraabataan ayaad ku heshiiseen
2024-09-10 20:20:39
0
To see more videos from user @shuriyako77, please go to the Tikwm
homepage.