Anaa akhriyay kan somaliya waxa kuqoran waxaan codsanayna in mawadinka wata loo ogolados waxkasta oo uurabo oo aan lagacelin ama laga hor istaagin
baryo noocii ugu dambeeyay😂😂😂
2024-09-15 10:24:23
140
General dhuxul :
kan somaliya wxaa ku qoron muwaadinka wato waa faqiir qaxooti ah yeesan cuquubo idinku dhicin iska fasaxa 😅😅
2024-09-15 16:04:43
41
𝙍𝙀𝘼𝙇-𝙈𝘼𝘿𝙍𝙄𝘿_𝙁𝘼? :
ka somaliland waxa ku qoron hadii aad dhimato ilahay baa kuu qorey😂😂💔
2024-09-15 12:04:32
14
Mk :
somaalia waxa ko qoran qofki waxyeeleya muwaadinka somaliyeed waan kula xisaabtamin marka somalia toosto ileen hada wey hurudaa🤣🤣
2024-09-15 11:41:34
10
Nuuradin :
Ka somaliga wa kuqoran anaga cawinaad nagasug kumana sosocono
2024-09-15 10:52:26
6
⭕sama🔋🔐 :
Somalia hadad dhimato xita wx naga maglin
2024-09-15 17:23:17
5
raaya :
kan soomaaliya waxaa ku qoran nin aan shantaadu kaa reebin sharci kama reebo. 😂😅
2024-09-15 12:09:37
5
bella🥰 :
sug bal an firiye passporkeyka Somali 😂
2024-09-15 12:11:16
4
ZAKICH1999 :
Ree Kenya mida Kenya mxa kuqoran 🤣
2024-09-15 16:38:16
3
Carlos Raul :
soo raaca rabbi ciise masiix✝️✝️✝️
2024-09-15 18:51:37
0
Mdii :
Kan somalia waxaa ku qoran qof passport kan wata waxaan idinka codsanaynaa inaa u fududaysaan safarka caawisaan😂😂😂
2024-09-15 13:03:06
0
𝗧🅘︎🅖︎🅔︎𝗥🐅 :
kan somali waxa kuqoran hadi uu kaa lumo lcg ganax baa bixine😂
2024-09-15 10:04:51
0
Sophia koronto :
kan somalia waxaa ku qoran hadaa dhimato xitaa wax nagama gelin😂
2024-09-15 19:15:18
2
Looma dhiibte😭😘 :
Baasaboorka soomaliya Qarax hada ku dhimatid Aday kuu taalaa🥰
2024-09-30 17:06:09
1
(🐍KHALID______MAHREZ11🐍🇱🇷) :
kan Somalia waxa ku qoran naftada unax😂😂
2024-09-26 06:06:06
1
iccdedon :
Kan Somalia waxa kuqoran Qabilkaga kutasho😂
2024-09-16 23:07:38
1
Siciid Abdinuur :
Yementu Xininyahaga fuul weye caadiya👍😅😂 bal kan somaliya mxa ku qoran tolow😂😅