@mivalerrik:

риша
риша
Open In TikTok:
Region: US
Sunday 22 September 2024 13:57:56 GMT
1145056
112636
205
674

Music

Download

Comments

itzme.f.dg
Ferg DG (itzme) :
You're so adorable 💝😍
2024-09-24 19:32:59
7
feecapables
feecapables :
Frist person I saw with my same shoes
2024-09-26 12:15:22
6
moarcz990
moarsk99 :
yur beautifull
2024-09-22 14:03:27
2
mohanadelshekhi
2024-09-22 21:43:42
2
sesiluyepiz
ulises_yepizz :
I give up..
2024-09-30 04:32:08
0
wistiiil
wistiil :
она здесь вообще другая
2024-09-23 04:55:11
9303
snezhadenisova
мівіна :
что-то тут не так..
2024-09-22 16:01:22
5825
giselleloveeee
Жизель :
Здесь она другая…
2024-09-27 20:10:01
1259
circassian_gang
yflfh :
телефон не выдержал такой красоты
2024-09-22 21:22:53
1110
flsope
polina kichigina :
ты в 10 классе?
2024-09-22 16:08:23
355
heroin24849
JDKSKDIDODOODOSOSOW9W9W :
Посмотрите моделей из 90х тогда у вас точно поменяется мнение на ее внешность 😉
2024-09-25 12:02:34
96
milenctfysn
🙇🏿‍♀️ :
какой у нее рост
2024-09-23 08:07:08
58
catzybrr
алена :
парень взади чувствует
2024-09-23 05:24:03
49
ocha_enoaii
praxsanu :
Походу школьный воздух портит всех
2024-10-14 16:02:03
52
qwendsq
vika :
можно арт на штаны
2024-09-22 17:32:06
7
ohylll0_0
5 секунд до нашей встречи :
классику с кроссами так ещё не унижали
2024-09-23 09:17:08
50
aesthetic_negr09
Ryan_Gosling :
две красотки
2024-09-22 16:59:56
45
elya_gilbert7
𝐒𝐂𝐑𝐄𝐀𝐌 𝐋𝐎𝐕𝐄𝐄♡ :
Даже телефон упал от вашей красоты 🤭❤
2024-09-23 11:34:03
7
aaksss3
🐣 :
так а что другая? так работает разница в освещении, ребята))
2024-10-01 20:01:05
12
nikaaa_915
Ника :
Красотки ❤️
2024-09-22 15:09:16
15
pobelkach
粉饰🍂 :
что то тут не так
2024-10-03 13:14:01
9
nur.ind
@anurssqw~ :
но тут она капец красивая без макияжа
2024-09-26 17:33:59
8
jorgeecv33
Jorgeecv3 :
Te amo rina
2024-09-22 15:41:14
5
lerunchlk
. :
очень похоже на 21 лицей
2024-09-26 18:34:48
1
alinkisswwa
Алинкисс🎀 :
я красотка или пикми?💞
2024-09-24 10:33:29
2
To see more videos from user @mivalerrik, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Nabadgelyo gacaliso!! Hadda aan dhambaalkan kuu soo qorayo waxaan fadhiyaa kaabada guriga hortiisa, waa saq dhexe laydh qabaw ayaa dhacaysa, mar mar roob ayaa soo tiixaya marmarna wuu qaadayaa xidigaha cirku si fiican uma muuqdaan oo daruur ayaa qarinaysa, sidaas darteed ayaan go aansaday inaan fariintan kuu soo diro, dhugo oo si fiican ugu fiirso.... inaan ku barto waxa iiga horaysay inaan ku jeclaaday. Si yar oo fudud ayaad noloshayda ugu soo biirtay, ka dib jacayl aan xad lahayn ayaan kuu qaaday heer wax walboo noloshayda ku saabsanaa aan illaabay, xataa naftaydii aan illaabay. Jacaylku indho ma leh meeshuu doono ayuu ku galinayaa adigoo yar oo qof waayo arag ah aan ahayn ayuu ii kaa keenay hadana si walboo ay iigu adkaatay inaan kula dhaqmo oo aan ku fahmo waan ku fahmay. Adiga iyo anigu nolosheenu dab iyo biyo ayey isku tahay, hadii dabka biyo lagu shubo wuu baabaa, sidaa awgeed markasta oo aad ii timaado jacaylka aan kuu qabo iyo ka fikirka aan kaa fikiro adiga ayaa noloshayda baabiiya. Waligay kumaan hiifin kumaan nicin, inaan ku jeclaado mooyaane Balse jacaylkaaga iyo inaan agtaada sii joogaa noloshayda ayey baabiinaysaa. Xanuunka ugu badan ee maanta i haystaa waa sidaan isu kaa ilawsiin lahaa, habeen iyo maalinba waan isku dayaa laakiin waan awoodi waayay. Waxaan ka murugoonayaa inaanan hal habeen waligay laabtayda ku galin. Marksta waxaan jeclaa in qalbigayga waxa ku jira adigoo i hortaagan aan kuu sheego balse taas wakhtigu iima saacidin. Waxaad qaadatay qalbigaygii, mayee noloshydii oo dhanba waad qaadatay hadana sidaasoy tahay waxaan noolahay nolol aan micne badan lahayn. Waayo adiga la'aantaa noloshaydu micne buuxa ma samaynayso,  ruuxdayda ayaa ku jeclaatay gacaliso. Waad ogtahay in anigoo ku jecel aan xidhiidhkeenii baabiyay waliba sabab la'aan mana garanayo waxaan uga jeeday, kaliya waan ku fashilmay adiga noloshaada. Fariintani waa tii ugu danbaysay ee xagayga kaaga timaada, waxa laga yaabaa inaad maalmo, bilo ama sannado aan kaa maqnaado.

About