waa igu balan marka lcg helo inaa Somalia oo dhan ku dalxiisa doono😭
2024-09-27 20:39:35
12
090 :
dadka Eyl magalo ahan y dagan soo nagama ficno😂
2024-09-28 09:20:48
24
boqorka :
eyl mareero hantaara murcanyo iyo bader beyla xaafuun suuj iyo garmaal kulub intaa iyo ka badan waa meelo dalxiiska ku wacan in la tago oo la soo duubo weeye ❤❤