@sergio.martins76: #comida #churasco #modãosertanejo

S M
S M
Open In TikTok:
Region: BR
Friday 25 October 2024 09:05:53 GMT
9944
342
9
145

Music

Download

Comments

nilzamaria886
nilzamaria886 :
que delícia OK obrigado
2024-10-25 10:14:17
1
alankardeck1
Alan Kardec ( Seu Germano ) :
estou passando por aqui deixando o meu like e quero lhe desejar uma ótima sexta-feira e um final de semana repleto de muitas felicidades confraternização 🙏
2024-10-25 09:37:36
1
user703907912
Felipe Santos :
é bom demais
2024-10-25 09:33:53
1
lourdesalves110373
Lourdes :
humm delícia chamam
2024-10-25 23:03:05
0
user9332755969031
user9332755969031 :
🥰🥰🥰
2024-10-26 00:58:52
1
vagneroliveira394
vagner da pecuária ! 🛻🛻🛻🛻 :
maravilhoso 👉🏻❤️
2024-10-25 09:32:18
1
cidaferreira364
Cida Ferreira :
🥰🥰🥰
2024-10-25 20:15:25
1
To see more videos from user @sergio.martins76, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

🔎Waa maxay isnidaamis? Scabies ✅ Isnidaamiska waa cudur caan ah oo ku dhaca bulshada qeebaheeda kala duwan waxaana keena noole il ma aragto ah oo ku nool dusha sare ee maqaarka halkaas oo uu dhigto ugxaantiisa kuna koro. ✅ Cudurkaan waxa uu caan ku yahay oo lagu gartraa nabro yay yar oo cun cun badan. ✅ Waxaa la qiyaasaa ku dhawaad 130 Milyan oo qof inay qabto cudurkaan guud ahaan caalamka, waxuuna uu u faafaa si toos ah (maqaarka qofka cudurka qabo inuu taabto kan caafimaadka qaba), sidoo kale waxaa lagu kala qaadaa in la wadaago dharka ama gogasha jiifka. ✅ Isnadaamisku kama yimaado nadaafad xumo. 🔎Maxaa lagu gartaa? 1️⃣ Isnidaamiska waxa uu caan ku yahay oo lagu yaqaan nabro yar yar iyo cun cun kaas oo habeenkii  ubadan. 2️⃣ Xoqidda joogtada ah waxay Keeni kartaa in qofka meesha uu xoqay yeelato caabuq kadibna infakshan qaado. ✅ Cudurkaan caruurta waxa uu kaga dhacaa  🔸Madaxa 🔸Wajiga 🔸Qoorta 🔸Calaacasha iyo cagta cad. Halka dadka waa ween uu kaga dhaco 🔸Xusulka 🔸Shaqfalaha 🔸Cumaacumta 🔸Ibta Nagaska 🔸Caloosha 🔸Xubinta Raga iyo xiniinyaha. 🔸Baridda 🔸Faraha dhaxdooda. Mararka qaar waxuu yeeshaa maqaarka nabro yar yar oo faruurac ah kuwaas oo u eg xasaasiyada misana leh cun cun badan oo uu qofku u bogaayo marka uu xoqaayo. Sidee looga hortagi karaa isnadaamiska? ☑️Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo ayaa ah in la daaweeyo qofka cudurka qaba iyo dhamaan xubnaha kale ee qoyska ha qabeen cudurka ama yeeysan qabin.  ☑️ Hadaa isku aragtid dhamaan calaamadaha aan kor kusoo xusay la xariir dhaqtarka maqaarka si aad u heshid gar gaar caafimaad. #latashodhaqtarka_maqaarka🔎 #drugaas #wacyigalin #isnadaamis #somalia #scabies

About