siyasiyinta somalia 🇸🇴 eh sas oo kle waxa eh 🔥kheyrie✍️qudbatisa siyasiyinta kle somalida wey ka sameyn badan thyⓂ️🔫
2024-11-03 15:46:45
70
Daljir :
Dalxureeye uma baahno taas waa hibo
2024-11-03 15:51:18
34
Dhulbahante kibray 🐎 :
Muse biixina intuu iska soo istaago ayuu wuxuu doono iska odhanayaa kk
2024-11-06 23:12:26
14
user5407792430918 :
Gurgurte adunka dhul ayu ugu jecel yahay iyo lacag canshura in la aruriyo ereiyadas ayu kahadla xasan
2024-11-04 07:23:18
7
wiil somaaliyeed :
ninkan neefta jiidayaba ku nacay
2024-11-03 11:37:25
5
nagiip 11 :
lkn maslaxa isago tagnay dhagta laguma shegode😂
2024-11-03 16:37:51
10
thomas-shelby :
ninkan magacii 😏
2024-11-05 18:26:12
0
poor man :
xasan xaaraye😂 afkiisa iyo dhagtiisa isma maqlaan baa is iri😳
2024-11-09 21:57:25
3
Zerka :
mxaan ka faaidnay waayehe md laba eray oo diin ah noo faaidaysid muusow
2024-11-04 14:00:58
3
إسحاق 💞 :
Obama aftahan ilaahey hadal siiyay ayuu ahaa
2024-11-07 18:06:34
2
userg67t49je9r :
Wlh waxbaa la bartey somali moryooley u sheeq wada jaahil ah maxamadow vilada ka soo bax, wax kale maa taqaanin
2024-11-03 17:14:45
2
indho xays :
Aftatahanimo iyo ballaaqo waxaa u daayey AUN Maxamed Siyaad Barre .
ma arag siyaasi soomaaliyeed oo noocaas oo kale ah !!!!!!!!!!!!!!!
2024-11-07 21:35:54
0
Ahmed Sadiik :
Hassan Guurta Waxaas Ma Samayo Misajidka buu ciyaar ku hayaa 😁
2024-11-07 20:18:06
0
Yacquub :
Arintaas waan kugu raacsanahay khudbadahiisaa meelkastaa aya tusaale loo soo qataa waxkastaa waqtii la galiyo way ka fican yihiin wax lagalin waqti somalid laami ayey ku dhisayan hal isbuuc hhh
2024-11-07 08:57:39
0
maaamax :
muusana gole kafuulba isha uyeelay
2024-11-06 07:06:17
0
Daljir :
Obamahaaga was gaalkaas inoo buunbuuni
2024-11-06 06:41:44
0
SEID HAKIM :
Cid iska Hadasha ma jiro, Dunida
2024-11-06 06:28:00
0
Chamal EdiT :
muuse bixi ayaa ubaahan taas wayo hadaladiisu way iska horyimadan
madaxwaynuhu wa qof bini,Adam ah wuna qaldamaya blse hadalkisu samayn ayuu leeyey oo xaalado badan Aya aburaya
2024-11-05 19:55:31
0
qays :
waa sidan damac saney inaan samey hadaan madaxweene noqdo
2024-11-05 04:42:22
0
lagend :
xasan sheekh before After 😂
2024-11-04 14:38:09
0
To see more videos from user @waaberi_media1, please go to the Tikwm
homepage.