@omarrrroww: waan kuu oofin doona dhamaan balamihi aan kaa qaady waan ku ilaashan doona wana ka fikiri doona mar walba agtyda murugo Io cidlona ku dareemi maysid qalbi ogow sida uu dayaxu uqurxiyo Cirka ugana wada dhex muuqdo xidigaha kale ayaad adigu dumarka kale oo dhan uga dhex muuqata wxa kaliya oo qlbigyga qurxiyana waa adiga jacylkaaga wayo waxaan ku jeclhy si anan waligay gabadh kle uso jeclaan una jeclaan doonin ma rbo adiga hadlkaaga mana rabo gabadh kle adiga maahee gacliso ma rbo dumar oo dhan inay ijeclaadan kaliya adigu ijeclow Hana ka baqin kuwa aniga iraba wayo anigu Adigana ku rbaa mar walba🥹🧕❤️