Hassan sheikh mohamud is watching and says I don't care becouse of i am Qabri Qote😎
2024-11-07 18:55:58
9
maskiineyy 👸 💋 🙃 :
damirki mxa helayy😭
2024-11-07 15:28:52
1
Mr best :
really wlhi 💯😭
2024-11-07 15:54:40
1
nuru mwenyewe :
somalia will rise again I,a
2024-11-06 19:04:03
0
nacima12 :
sorry
2024-11-07 06:54:36
0
faadumo sxmed :
really
2024-11-07 07:23:00
3
ajman095 :
Sorry brother
2024-11-07 20:30:27
0
ajman095 :
what that's nice song
2024-11-07 20:26:09
1
🇸🇴wadani🇸🇴 :
heestaan iyo shacka muqdisho tan lagu haayo maalmahaan way isleedahay intuu kuryihii kaburburiyay oohadana dadkii biilayay qurbaha uga daba tagay bal maxuu karabaa mawaxuu doonayaa mainlaqarxiyuraba
2024-11-06 20:09:08
586
ℐ𝓈𝓇𝒶𝒶’𝒾𝒾𝓁.🇸🇴🇩🇯=🌐. :
Sheekadaan waxay ka jirtaa hada moqdisho,puntland iyo somaliland madaxdii baa raba inay shacabkii ay u dharteen inay dhacaan inaalilah.!🤦🏽♂️
2024-11-07 09:32:10
507
samo jecel.❤ :
walhi puntlnd ay sidani ka jirtaa.
2024-11-06 17:05:40
73
Haykal blue :
Ninka Dahab Ku zexdiyo
Dinaar midan Hayn
Daa in way usiman yahiiin
wlhiya ben mahan 🥲🥲
2024-11-06 21:25:20
48
Believer🤑🐐. :
Siday diintu nagu tiri
ninka dahab ku sexdiyo
diinar midan hayn
daa ,im way u siman yihiin🥺
2024-11-07 07:30:36
41
nazriina pae :
damqashada sad weye damiirkii mxaa helay xasanoow umada kada dulmiya adi melbad karax3san mabushki kaga aman helilayahin ey malina kuqadayen malina kuqudayen allow madaxda damirkoda ukaca 😭🥺
2024-11-06 18:03:56
8
ABDALLA :
runta ayay ka hadlyaan
2024-11-06 15:52:11
16
ريانييييي🔥🆎️ :
damirti mxa helay😭
2024-11-06 18:16:03
10
Hana🇸🇱🦋 :
Somali damiirkeedii waa horuu dhintay 🥺
2024-11-07 09:54:45
5
Ina abdillahi👸❤️🇵🇭👑 :
Dinaar midaan heyn Daa in wey usiman yihiin 😭☝️💔
2024-11-07 05:16:55
5
muhiim ♾️🩷🎀 :
xasan sheekh igu so dhacay markan hestan maqly wlhi war wuxu madxwayne maahe wa xayawan wlhi 999 qpys ayu guryohoodi ka dumiyayy 💔🥺
2024-11-07 07:14:21
3
nadiira kaaba :
horta dadkana dan yartaa ee aya dowladu ka rartaya bartaya deganaayeen manay dhul kale siin hadaya u bahataya halkaya deganaayeen
2024-11-07 04:17:17
1
mss socod🚶♀️ :
midaas muqdisho kajirtaa hada😭😭😭
2024-11-07 05:37:17
4
Awad Barre Mohamed Awad :
xamar bay maanta ka jirtaa
2024-11-07 09:04:41
0
Khatttra🧸 :
Heesta markan maqlay rer muqdisho baa igu sodhacay wlhi🥺
2024-11-07 06:36:28
3
dhiig:isaaq :
ilahay wuxu yidhi madaxweynaha shacabka dalka ayun ba laga soo dhex saara,, micnahed tahya haday shacabku wacan yihin madax duna wey wacanan haday xun yiina si do kale, markow shacabow idinku is toosi
2024-11-06 23:32:10
2
To see more videos from user @joseph_boy2, please go to the Tikwm
homepage.