@million.message: Waxaad ogaatay in aan ku jeclahay, blse ismaadan weydiinin sababtaan kuu jeclaaday, taasina waa sababta aad marwalba u sababsato dhaawaca qalbigeyga Waxaan isku dayay marar badan in aan kugu dhaho iga daa dhaawaca aad qalbigeyga u geysaneyso waan danqanayaa blse markasta waxaan xasuusan jiray in aan ku jeclahay Dadka qofkaad is barataan waad u dabeecad wacan tahay, blse aniga oo agtaada farxad ka soo doonta waad igu dabeecad xun tahay, oo indha aad igu aragtidba ma qabtid Maxaan kaa galabsaday oo sidaan iigu galeysaa, ma jaceylkaan kuu qaaday ayaa dambi ahaa, mise adiga ayaanan u qalmin jaceylka aan kuu qabo Blse maanta kadib ma heli doontid cid kaa fikirta ama wehel kuu noqota sababtoo ah aniga markii aan kaa fogaado meel dheer markaan tago ayaad ogaan doontaa waxaan kuu ahaa ama sidaan kuu jeclaa Aduunyada la yaab malahan markaad aragto lamaanahaagii aad farxada ka soo doonatay blse aadan ka heleynin wax dhoola cadeyn ah waxaad ku faraxdaa markaan nolol mugdi galo, xusuusnoow maanta waan tagaye Ilmada aad indhaheyga ka keentay waxaa xaqiiqo ah in ay kugu noqon doonto holac noloshaada bur-buriya, sidaan kuugu hagar baxay iigu maadan hiilinin Maalin waad i tabi doontaa waliba isoo raadin doontaa ogoow in aan nin kale xaaskiisa noqday, soo raadinteydana waxba waqti ha isaga lumin doorashadeyda ayaa qaldaneyd Hadaad moodeyso qalbi si dhab ah kuu jecel dhaawiciisa in aad guul ku gaari karto, dadkii qiyaanada badnaa ee kaa horeeyay dib u raac noloshooda halka ay ku dambeyso, adigana sida kuwaas ayay noloshaada noqoneysaa Jaceylka dambi maahan blse adoo kale ayaa dambi ka dhiga oo dhalinta u suurad xumeeyo xaqiiqda waxey tahay nolosheyda murugada aad gelisay waa sooyaal meel kuugu yaal, noloshaada dambe ayaad ka arki doontaa Balan iga qaad waana tii ugu dambeysay in aad ii fuliso ayaan kaa codsanayaa waxeyna tahay waligaa qof kugu aaminay qalbigiisa hadiyad ahaan kuu siiyay haka dhaawicin hadii kale dadka dani waxey ku kalifeysaa in ay ka aamin baxaan jaceylka una arkaan cadow
MILLION MESSAGE
Region: US
Sunday 10 November 2024 07:14:02 GMT
Music
Download
Comments
Prince Shariif :
Wlh Heestani Markan Maqlo Jawi weliba an ku jiro markaa mid ka xanun bdn daremaa, weligey Bani'adam in etahay kama so qadin khiyano igu sameyn karta Sidan isku aheyn Balse Yurub markey tagtay 😭😭😭😭
2024-11-11 01:59:12
15
mssrawaan :
Jclku waa xalad adag wlhi qofki somaray ayaa garanaya
2024-11-10 20:57:53
7
Mss Rawda 🤍 :
qofkii qof aaminaba hala qiyaamo 😏🙅♀️💃
2024-11-10 07:59:41
3
Nalka ina cumar 🇨🇦 :
ax wlhi qalbiga aya ixanunyo😭😭😭💔💔💔💔
2024-11-12 11:50:39
1
farxanwillkiihooy :
wlhi taas ayaa xaqiq ah wlhi dad waxaa jiro noloshu waxbo ka ogeeyn sooooooory 😭😭
2024-11-10 10:35:15
2
Nadra :
Allah camal la aan badana ader mcn qof doq iyo xulusha leyahay ha qasbin dee adu doqaga side unoqtay be iyadana qof kale doqeda yahay ma qasaba ine ku jeclato hada jeclaato wah😏
2024-11-11 19:50:46
1
abdimohaaa4 :
qisadii. fuad iyo leyla😂
2024-11-11 15:29:01
3
NURO Raajo kunol :
haa wlhi😳😂
2024-11-10 16:42:34
3
WLAL_ICE_777 :
Wacha 2
2024-11-13 11:28:09
1
Janow🇰🇪🇨🇦 :
Sida lo daxay dadka faqirinti lee jecl daremo ani tajir noqdii
2024-11-12 18:29:52
1
mulki nuura👸🫶❤️ :
qof kaaztaa maa daremi kaaro heesta iyo qisaadaa toona ilaa qof soo maaraay mooye 🥹waana sabaab taa jacayl uu nacay
2024-11-11 21:47:02
1
Omar mahamed omar🇱🇺🦁🔐 :
ilaahy amarkii Sida qof nolasha lgu xiro maba aqaan sabbta qofana adiga kuguma koobnan kro😳😂😂😂
2024-11-11 12:15:29
1
luli :
haawllhi
2024-11-11 07:55:34
1
Hon Abdi Wali Gaas :
waaba sababta aan jeceylka u nacay ❌
2024-11-10 19:03:04
1
Faadumo Maxamad Cali :
🥰🥰🥰soryy habo
2024-11-10 15:40:13
1
yuusuf muxumed :
yuusuf muxumed
2024-12-09 12:36:58
0
nuura hassan🇸🇴🇨🇭 :
wlhi jaceylka waa xalad aad u xun una xanuun badan😭😭😭
2024-11-17 17:38:43
0
qadijo qali :
sori sori sori walal
2024-11-14 20:13:42
0
Be careful :
Wallahi adunkaan.dadba jiro.qiyanada wa kudashteen.subhan allah
2024-11-13 19:06:28
0
ΝᎪᎫᎪХ ՏᎻᎪᎡᎷᎪΝᏆ💎 :
cod ahan igu so dir ma akhrin kare🙄
2024-11-12 17:17:47
0
fereysane :
jaceyl wada Jin maaha cilmi kii LA jaqaf yiri jaafaa juglaa I helay waaye runtii heestaan xanuun waye ha isoo xasusin dhawac hadan Wan soo maray wilina jugta waa igu socotaaa xanuun🥲
2024-11-12 06:01:20
0
Cida luulka💎💎gabdhodi🆎🧕 :
heestan maba jcli😏😳bal maxe iga samesay😂
2024-11-11 19:01:54
0
cabdi xasan :
🥰🥰🥰
2024-11-11 12:16:46
1
user8776833824144 :
🥰🥰🥰
2024-11-11 08:49:57
1
To see more videos from user @million.message, please go to the Tikwm
homepage.