waligey rer comment wax kama codsan caawa duco ayaan idin kaga baha nahahy 40 qof ducadooda wala aqbalaa sanad kan hami badan ayaan le yahay inuu alle ii rumeeyo idinkana qof walba ha migisa alle ha..
2024-11-13 15:49:18
133
σρɦεɭıɑ🍂🐐🥺 :
2024 waxa noqde sanadki ugu finally xasiloni degnan ku dhamestay wax dhiba ama muruga ma arkin 🦅💞sanad walba sas rabow
2024-11-13 15:27:28
8
deqiina💓😩 :
tahrib inslh 🥺
2024-11-13 11:55:41
4
ɀꪖꪖꪑ💋🧚♂️🇩🇪 :
tahriiiib 🥺
2024-11-13 18:10:19
3
wadaniga_dhabtah :
Niyaw horta sanad uunba dhamada hadana meeshi kama dhaqaaqo waxbarasho ayuun ban ku sii socda 😭😭😭
Wax yaabo farabadan
Rabbiyo ani iyo dhalin yarta kale ee soomaaliyeed Nasii wax aanu ku faraxno sannadada soo socda walow kuwan ma dhaafay aanay nala fiicnayn allow 2025 Ha noogu curto khayrfarabadan
2024-11-13 19:49:29
2
Mumtaz💕 :
Wan murugoonayaa sanad waliba hodiyo 💔😭
2024-11-13 16:51:23
2
Natuusheeyy🌸❤️🩹 :
Sandkaan Ex kaygii kala tagny ku beegnthy 2021 😭👋
2024-11-13 15:23:28
1
ĈĂŶŇĀĂŇ. :
2024 waxa noqde sanadki ugu finally xasiloni degnan ku dhamestay wax dhiba ama muruga ma arkin 🦅💞sanad walba sas rabow🫡
2024-11-13 17:04:50
4
hiba madowey😂 :
yarabi 2025 iga dhig sanad isku filnaday abahay xolo xalal u baxsado ayeydey inte noshahy xajka ka geeyo yarabi hamigeyga si fudud igu rume ducada walidkey alle aqbal heyga dhigo😰🤲🤲
2024-11-14 07:00:45
3
Liibaan Ck 🦁🔥 :
Sanadkan 2024 Waa sanad Aan waxbadan bartay, Hadii ay Ahaan laheyd Cilmiga Maadiga, midda Nolaled iyo Waayo Aragnimo Any way alx 💕
2024-11-13 19:29:20
3
To see more videos from user @fictorrr..1, please go to the Tikwm
homepage.