quf ka mar kuu 23 sano gaaro ama 24 galo timo daadasho is ku arkaa waxas waxaa ka keeno vetimuno Hood u dhaco marka waa in vetemin da lagu dadlaa D iyo c iyo B
2024-11-17 19:38:39
7
bidhan qurux🇸🇴🇳🇱 :
yurub timah ku halawan😅
2024-11-17 14:22:02
5
☻︎.«O͎y͎4y̺͆€😔💦 :
rag wakuwi is cawiya awowe Tnkz🔥
2024-11-17 18:11:49
9
daryeelboy1 :
Dhaga yaraha qaabka u sameyso noso duub sxb
2024-11-17 17:13:15
6
ZK :
TDM tu timaha wax may yeeshaa nio😂
2024-11-17 19:48:27
2
GorGor🦅🇸🇴✅ :
PRP isticmaala wlh tintaada wey celineysaa
2024-11-17 18:35:50
3
Naag Nool👊🇳🇱🇳🇱 :
Waba iska xiiray jeego wali ah i saaran 😂
2024-11-17 15:28:29
4
Shayga :
xulbada hala cuno dhalin yaro tasa timada u dawo ah
2024-11-17 16:52:28
2
buwe :
wlh yurub markan imaday timaha waxay bilaben inay iga datan sidonkale madaxa ciro iga wada noqday kaliya afar sana iyo xoga le joga kwrn
2024-11-17 16:17:27
2
abdi mahad 2025 :
ani waxaa istic malaa saliida dhagayaraha markaas timo iga ga o iigu danbeese 😂
2024-11-17 16:53:29
0
armaan :
Sigada waye 😂
2024-11-17 20:56:03
2
AZN🦍🇸🇴 :
muqal noga sow sameey saliida iyo shaanbada shp
2024-11-18 14:30:27
1
Abdiqani__12 :
war nio waxas siigada le kadan beso ee ilahey hanaga reebo 🥺😂🤲