Arab xata maskaxda langab ka yihin sorry abtiyashay ❤️😂
2024-11-22 07:30:12
61
muna moh :
xisbi bey diideen urur ayaay u ooyayaan
2024-11-22 04:07:33
130
Baabajeey🇩🇪 :
Arab inaanu doonistu dhab ka ahayn waxad ku garata abdikadir jirde ayay abdilahi darawal ka doorsaden😳😂😂
2024-11-22 09:55:35
63
cabdiqaadir :
cabdiqaadir jirde walhi wuu iga ilmaysiiey😭 geesi garab wayey waan ku garabtaganahay from G36
2024-11-22 05:13:51
71
mubaarik bidixo 🧡🦅 :
xisbi Bay diideen ururna way u ooyayan 😂
2024-11-22 08:45:17
39
Yasmen🧡🦅 :
inay dhaceen wan ku farxay abaalkoidaa helay xisbi banu siinay ay ninkaa soo garab istaageen maanta wanu lasoo saari lahayn wayo madaxweyne bila xisbi ah banu ka dagaalamynay maantana urur dhacay bay u ooyayaan mabruuk calayk baga iyo sax
2024-11-22 06:35:25
30
nawaleyy28🧡🦅 :
Awlba waxani daacad kamey ahyen xisbi ba la siyey misey uru leyin muxu uso bixi wayye 😳
2024-11-22 10:28:13
11
Nemo AhmeT😁 :
Arab nacalaa abihiin kuyaala markaasay cabadyaaan sidaa udulmanaada waligiin
2024-11-22 06:17:16
14
zhiikh isaq dhalay 🧑🦳 :
xisbi bay diden uurur na way uu oyayan 0.5 xita amskaxda 0 5 ah 😂
2024-11-22 06:10:59
17
Warqabeenka Muxaafidka :
Arab xasan ciise ayay gawraceen Cabdiqaadir jirday gawraceen xilibanadoodi bay gawraceen. Cabdilaahi darawal bay gawraceen. Waydun arkin berina Qabyotire bay gawracayaaan. Beri baydun arkin🖐
2024-11-22 11:00:54
9
Barkhat mohamed :
xirsi baa 40 million sistay xisbiga
2024-11-22 05:58:15
6
Vilada girl 🦁🧡 :
Sory ina jirde umad qalamayn sida lkn hdad isa so sharxi lahyd wn ku codyn laha arab xisbi by dhisi wyen urur bay u ooyayan
2024-11-22 05:52:42
17
nawaal🇦🇷 :
Arab labaa reero heshiisi majiro waa dad kalaasocdaa😏
2024-11-22 05:12:00
32
Maano :
Xifilantan hoose oo aan macno badan lahayn ba arab gudahoda ku jira wana sababta talo u wada yelan waye darewal oo 2008 siyaasad ugu danbeysay marku maqlay qabyotira urur sameysana xasidnima kentay
2024-11-22 06:29:37
12
hepla ❤️🤴🫂? :
taladu waa mar aad garan weydoh iyo mar aad gaadhi weydoh wllhi
mantana cidlaa ku dhacdey sorry 😭😑
2024-11-22 06:38:31
10
Caqli • عa ل a م i ✨🐐 :
Wllhi geesi garap waayay oo walipa gar dhigtay sida ragana u hadlay 🙏👑
2024-11-22 12:01:08
7
In—Xaaji🥀 :
Arba qacan adaayg waxa sheegten ma waxab kaso baxay dunidan tana kala mamusha 💸 tan bixin mayaan wayna oyayan
2024-11-22 05:56:02
7
To see more videos from user @bigboyss007, please go to the Tikwm
homepage.