@jiilka__manta: love isaar #foryou #virsl #soamlitiktok #fyppppppp

SEE YOU 👀
SEE YOU 👀
Open In TikTok:
Region: KE
Friday 22 November 2024 07:30:06 GMT
15234
1113
19
152

Music

Download

Comments

tdm_____y4ckoo
☆👑تدم_______ y4ckoo☆ :
Cadwagaaga ugu wayn nolosha wa nafsadada kaguulayso intaysan kagulaysan 🫡🫡🫡
2024-11-22 07:35:37
6
ubaama3
ÚɓÁÂMÂ⚜️💫☠️(g♥️💯) :
noqo qaali lawada necebyhy intaa noqon laheed raqiis lawada jecelyhy✌️💯
2025-01-03 22:40:04
3
usmaan.m6
kroos :
cilmi weye nolashuye ee waxad cashar ka dhigata hadba caynka ay Kula timado
2025-01-19 08:16:10
1
sarmaancali0
Moha♡Xikmaawi☑ :
ha isku duleyn oo ha qadan wax aan kuu cuntim walow geriba hakentee
2024-12-12 07:55:20
4
raxmo841
my name is Rhma🇨🇦💸 🇸🇴📍♨️ :
Noqo mid jecel ilahygisa io nolasha danbe eee akharo si ad ugasho janada👌✨😭
2025-01-05 10:51:56
2
quennnnan
🦍 :
DHigaa anoo HawaysaN intan hoy kulawDago inan ku hanTaaa jecalye🥹 wakhtigaaa iHilinwayyyy🥲🤐
2025-01-02 07:41:29
2
yuusufcabdiqaadiraxmed
yuusuf cabdi qaadir :
noqo qof dulqad badan si aay dadka kugu dayda
2025-01-20 21:37:58
0
caawoow1
Mayaas🍂💕👄 :
Noqo qof la jecl yehe waayo eh Bis waxaa uu qalamo jaceylka dadka wangsan iyo dadka xun intabo waayo eh erayg jaceylka neh ayaab eh qali 👏🥺
2025-01-14 21:27:34
0
nuurpaioggio
Odi paggio :
waqtiga io waayaha mararkaqar waxaykutusayaan inad aamusto adiga oohadlikara
2025-01-11 12:39:45
0
mrshandaleye
Rucky🦾 :
Waa run, qofku markuu qiimo yeesho oo noqdo mid gaar ah, waa uu soo jiidan karaa xaasidnimo iyo naceyb. Hase yeeshee, waxay muhiim tahay in qofku fahmo in qiimihiisa iyo awooddiisu aysan ku xirnayn wa
2025-01-03 07:12:26
0
cabuudi705
REAL ✪ SIGMA_📚 :
*NoLosha wixii tagy waa kuu cashar.🥺 *Wax joogana waa kuu fursad.💁 *Wax soo so socdana waa kuu hadaf.😍
2025-01-02 08:15:28
0
wll.diaz83
GOAT_THEO234 :
🤣🤣🤣
2025-01-09 11:49:54
0
To see more videos from user @jiilka__manta, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About