@shukrifiican: Collagen ku karso gurigaaga kadibna yeelo murqo awood leh, maqaar iftiimayo, timo iyo ciddiyo caafimaad qaba. #somalitiktok #somalia #collagen #viral_video #cooking

Shukri Fiican
Shukri Fiican
Open In TikTok:
Region: GB
Sunday 24 November 2024 14:18:59 GMT
191548
9036
247
4633

Music

Download

Comments

ladyheart110
ladyheart❤️❤️ :
Abaayo geel ma ka samyn karaa will i have the same benefits? Thanks
2024-11-25 09:45:56
7
qaranimo05
إفraح🙋‍♀️ :
reer ahmadey walle sirtiina walaga dawa imaday😂 waryaa waryaada wa idinla baranay
2024-11-25 07:20:09
63
anisacadey40
Anısa cadey :
Abayo inta karsaday oo miiray bn cabay kuli Hal mar ka waran kkkk
2024-11-24 21:54:24
2
ina_dayib
zay cakes & pastry 🍰🎂 :
Nairobi lafaha lo'da oo xalaala xage kahelaa
2024-11-24 22:54:59
8
duulane1995
duulane :
mama shukri hadaysan dhib kugu ahayn save-ta noo fur wax badan baa kaa faaiidaye
2024-11-26 08:49:24
2
eylam43
Eylam :
lafaha geela ama ariga ma sameen karaa kuwa lo 'aad maba arkin wlaigy
2024-11-24 18:43:42
1
farduuz70
Dowza :
Lafaha geela maka sameesan karaa somalia meel sitoos ah lo hilibkeed loogu hagaago maleh tankleh dhadhankisa sidu noqon doona🥺😳
2024-11-24 20:13:13
1
ifka1762
zu zu✨️💖 :
lafaha ariga iyo kuwa geela ka wran ayaga
2024-11-25 07:15:08
0
candy_crush329
Candy crush🦋🍬🍬 :
To week aan cabaya walhi lagama sheekeyan weeye masha allah🥰🥰
2024-11-24 15:11:50
11
bilan688
bilan688 :
xamar ayaan joogaa kuwa Geela ma ka samayn karaa.
2024-11-25 10:19:19
1
zahraay.7
🎻Naruura🪷 :
lo lee miya mise lafo walbo😫
2024-12-30 16:11:53
1
aliim348
Suweys🫅🦋 :
Maraq aan kariyay eedaday inaay aragtay ayay iga daadsay kulaha xanuun aya ka qaade wuu fariistay video ayan tusa
2024-11-24 18:36:39
11
caisha039
UDGON, 🇸🇴❤️‍🔥💞👄👄 :
Lafaha Lo.da Waxaa Ka fiican Kuwa Ariga🤔🤔🤔🤔🤔
2024-11-24 20:28:04
6
umutasniim1
Quruxsan Style :
Dhuux hadaa cuni colagagen maka helaya
2024-11-24 20:14:08
2
hamdikadiyedhabangoox
Asal dhalad🇸🇱👸 :
lafah geela kwrn
2024-11-25 06:49:35
2
anisaaddow2024
Ducoqabto 🥰 :
Maraqaas anigo yar ba ayeydey allaha u naxariiste igu qasbi jirtay ila hada marka ley dhoho maraq cab ani dhan si kale ba noqda 🥺
2024-11-25 19:15:03
2
oo.o.o.o.oo
. :
Nabee ciyaal Xamar tahay baroodo hadaa sheegtay ilaa hada suuqyadaa lagu kariyaa muufaa ku cunee sooy
2024-11-24 18:30:22
24
naima.nuura3
A* :
Good idea. I will try this natural collagen.
2024-11-24 22:08:58
7
ifkanolosh1
🦋😘ina farah :
ani qudar kuma daro lkn maraqa waxan sameya subaga ka baxo wanka qada goniyan u dhalaliya kadib kalorad ku shubta bariskan ku karsada🥰🥰waxkale uku so baxa mcn ayeyo koris ina ahay se lagu ogan😂
2024-11-25 05:16:15
18
abdisalanfarey3
ABDI SALAAN FAREY :
isagoo fareesh ah hadaa cabto maxay dhibee
2024-11-24 16:25:29
4
duniyolul1
duniyolul :
laf baroodo aan maqlo goormee iigu dambeysay
2024-12-11 21:39:02
1
iskufilan_power
Miss galmudug gss👸🏻 :
xalwo ayaad mooda😁
2024-11-27 18:28:32
1
fowzia.jidle4
Fowzia Jidle :
Jazaakalaah wa jazaa xabiibtii
2024-11-24 17:15:29
3
istaaahil2
istaaahil qurux :
nafaqaddiba waad kaqaadee😂😂
2024-11-25 09:42:32
1
queenjarahorato1
Sawqaylo :
Vitaminkiiba dishay hadaad 5 saacadood karisay
2024-11-25 23:42:00
1
To see more videos from user @shukrifiican, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About