@doonka_0: 🤣🤣🤣#somalitiktok #somalitiktok12 #somali #burco #dhulbahante🐎 #hargeisa #muqdisho #hargeisa_somaliland #habarjeclo #🤣🤣🤣

A A R K A B U R C O 🦁
A A R K A B U R C O 🦁
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 25 November 2024 10:24:58 GMT
26062
1153
135
168

Music

Download

Comments

maxamed.abshir76
maxamed apdi apshir 🦊❤️ :
joker wllhi 🔥❤️
2024-11-25 14:40:17
0
yeelko200
Lander boy 🦊SSB :
Sacadmuse inta adeerkod cunay mashruuca ayay xaashi dusha ka saarayan😂
2024-11-25 10:38:50
80
haashijokar
𝐉𝐨𝐤𝐚𝐫🃏 :
ilmo abaarso 🏳️‍🌈 miyay xishoota waa reerkii sool laga qabsaday hadana rabay kursi kale .
2024-11-25 10:48:19
24
cuqubaawi
CUQUBAAWI🔞🔥🗿 :
Abaarso family mushruuci iyo lacagtina iyaga cuney ina xaashina way ku shanbadeynayaan copper familyow umada ka xishooda😂😂
2024-11-25 10:37:24
7
shabac88
Abaadir :
NINKA SACAD MUUSE AYA DHACAY LACAGTA
2024-11-25 10:28:36
17
isfahanku_waqaali
Michael nelson :
mashrucasi maxamuud xaashi aya cunay mashrucas. Ninkan sawiirki ad so dhigtay waxa uu ahaa wasiirka arimaha dibada yaan lagugu qoslin 😂
2024-11-25 14:04:02
5
goodira57
goodir a :
walahi ninkan hawadu xaday ba la yidhahda xataa muu xadan kuwii xaday hargeysay joogan qasaro ka dhisteen ilaa siyaad bare bay tuug ahayeen
2024-11-25 11:01:30
7
omardolal
username1238798 :
farbaa ku godan Ina xaashi sheeg lacgtii halkaad gaysay xumbo weyne. Tuug yhaow.
2024-11-25 10:43:06
4
f.a.r.a.s.k.a
︎G A R A A D _ F A R A S K A :
Waa tuug ina xaashi laba mashruucba wuucuney madarka io xumbo weyne xolo aderka kumaqan hanaweydiin
2024-11-25 11:24:56
1
simak77777
shak :
haye tii airport kana .. iyo lacagaha lasheegay inay isga account kisa ku dhacayenna ( waa in la waydiya
2024-11-25 11:00:18
4
madaryazin
madaryazin :
Oo Qaar ba igu dhaartay waxane 😂
2024-11-25 18:13:42
0
liomda4
Liomda :
Xaashi tuug tuug dhalay oo laangaaba walee lacag danbe aanad xadin 👊👊👊
2024-11-25 11:15:22
1
z.ay.a.n
Lr Warrior :
walahi nadalkan waa tuug kursiguna waa xaaraan yibiryaw.
2024-11-25 18:50:21
0
boqorkanugaaleed1
Boqor indha-aare :
Heego Waa tuug waayo tuugu intaadan tuug ku odhan bay tuug ku dhahayaan😂
2024-11-25 10:46:39
1
reerkaliil
𝐀𝐀𝐑-𝐒𝐇𝐀𝐀𝐒𝐇𝐋𝐄𝐇🦁 :
Maxmed biixi yonis ba mashruca cunay ilma abaarso waa wada tuug😂
2024-11-25 12:23:40
0
suxufi.litir
suxufi.litir :
reerka yar gacan naga raban ina saarno abaarsooyyy hadad xishoon waydo wad naga baqi doonta
2024-11-25 15:01:17
1
yazinowww1122
Yazinowww🥺❤️ :
Shayma awal waligeed Raga aan Waxba cunin bay dhakada ka saari jireen
2024-11-25 14:19:13
1
saamabdi1
Samira🧚🏻‍♀️🩷 :
Awoowe ha ciyaan waligood 😂🔥
2024-11-25 13:59:04
1
xidigtagobolkaraga
xidigta Gobolka togdheer ⭐ :
heego intaa Bay cay ugu dhigaysee waxa ka gurta dheh idinka cunay tugyahy
2024-11-25 13:41:03
1
im_lander_dev_2021
LanderDeveloper :
Ina xaashi markuu lahaaa 9 million baa ku baxy mashruucas iyo imika markuu waalanyahy. ileyn waala hahaha wuxu ka dul yidhi Isla goobtaase
2024-11-25 11:34:32
1
mushto47
mushti💚🤍❤️ :
Heegoy aminaa dalka cune😭😂
2024-11-25 10:42:15
1
leader__malcom8
Cabdijabar ⁷ :
Xaashi been aan jirin bay laso doonten 😂
2024-11-25 10:35:17
1
zamiiralimahameth0
zamiir Ali Mahameth :
abaarso saaxadda siyaasadda sidasad ka baxden hj isku dirteen ilaahyna isku dirteen
2024-11-25 20:32:08
0
zakariyeessa
No name 🦁 :
60m ayuu beerka iska saaray 😂😂
2024-11-25 19:48:03
0
oncemore51
rostov :
xunbo wayne wa cadceed an sacab lagu qarib Karin tarikhna way u gashay no more wax danbo lacuno
2024-11-25 19:43:04
0
To see more videos from user @doonka_0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About