Waa xqiq waxa filmada lagu jilo but raga dhan mawada lahan hal dabecad ee inta xun ayaa bdan inta wngsan Allaha no daayo kuwa klena Allaha so hadeyo ❤️✨️
2024-11-26 16:54:02
186
ina Aidrus🫶🥹 :
sacan laga bilawo guriga hoyadey kama dhaqaqayo😂
2024-11-26 09:28:20
67
✨️👸 :
dhubuq dhubuq shekadaas cirka la aadah maad iska celisaan ninkah😏
2024-11-26 15:30:46
18
☄️77𓃵 :
Diintena iyo dhaqanka walinkena kena na baray ma ahan kan aad filimanta kadwatan 💔
2024-11-26 14:09:14
17
ᑌᖇ ᖇᗩᑫIYᗩ🌟 :
Bas waa guur la iguma oga😭😭
2024-11-26 05:22:13
14
i͜͡s͜͡u͜͡u͜͡u͜͡u͜͡🎀🖇️🕷️ :
ugu dambeyn say ninka yelayso 😭😭😂
2024-11-26 15:17:22
9
EmliY💕🫦 :
wxn nolol maha wlhi 🥺
2024-11-26 11:18:20
8
mss daacad🧡👸 :
rag aad uwanagsan allha nagu aadiyo amiin dhaha hblo🤲🥺
2024-11-27 04:32:55
7
To see more videos from user @ina_xarbi, please go to the Tikwm
homepage.