Wah naagahaan xageey ninka u taag taaganyihiin ani waa yaabee 😭😂
2024-11-29 10:38:49
33
habi habi125 :
intay Cadad baxayso may iska sugto naagi way waashen Salamad
2024-11-29 03:32:17
42
Quman :
Subxaan dadku tallow May waalayihiin just do DNA
2024-11-29 06:40:13
19
Samira :
Bal maa ilmahaaga iska korsatid oo shaqesatid meel iska soo saartit midbaa ku furay markiiba ninkale ku boodesa qasaaro maahe faaiido kama heleesid wlh 😏
2024-11-29 10:39:45
9
Hibo :
Nagahan qoq badan wanala furay nin ba wan ilaway ilmahayga korsada balayo nin danbe soxaraysata 😂😂😂
2024-11-29 09:09:24
5
sahra :
rabi halaga baqo xuduuda rabi ha dhaafina dumarow
diinta iyo xaqa qofna kama qarsoono
rabi xaqa iyo baadilka wuu kala saarey
xaqa ku dhaqma
culimada ha watering
rabi hala baqo
2024-11-29 10:47:13
16
khadra dheeman ❤❤❤🌹🌹 :
dumarka qurbaha jooga maxa ka khaldan bisinkee diintii ba ciyaar bay moodayan
2024-11-29 09:37:29
10
🔥😍 :
dadka qurbaha jooga diin malaha miyaa
2024-11-29 05:17:04
9
BANAADIR MEDIA :
cajiib sheikhow
2024-11-28 16:48:32
10
nabaad26 :
DNA ma yaqanin miya🥱
2024-11-29 10:39:50
4
black man :
cadad baxa sababta loo sameeyay iny gabadhu ogaato inay uurleedahay iyo in kale in lagu kala saaro😳
2024-12-06 07:47:22
0
Dadir :
wadada somalida waligood si torsdag ah masalo ugama jawaban af_somali kaliya dadka u hayan
2024-11-29 08:10:33
0
Jimcale Jimcale :
asc waxaan doonayay sheekh lam bar kiisa in sha allha
2024-11-29 03:55:15
0
Deeq :
Ragan albaabada taagini maxay ahayeen may sugaan cida baxa
2024-11-29 14:55:21
3
Araweloy 🥷🏻🗡️ :
Bisinka 😳naago hoosta ka imaan beelay ya utaag hely carar sheikh illhyba kuleh😭💔😹😹😹
2024-12-05 11:44:09
1
Sama2 :
Sheekhow dadkan yurb joogaa waa dad waalan yaana ku waalin
2024-12-01 05:48:53
1
To see more videos from user @jawaabo24, please go to the Tikwm
homepage.