pasport jabuutiyan ayuu sita aduunka uu ku maraa isagu somaliland uma ogola in la ictiraafo oo sharci dunida ku marto ay hesho sheekhow badaha siyasada ka bax hdii kle ceeba kla kulmi wlhi 😎
Shekh horta gumaysiga jabuuti kasoo hadal oo waliba waddankii aad u dhalaty ah oo France gumaysto xitaaa luuqadodi way ka tageeen
2024-12-02 07:40:34
5
Shavici:))🤴🏽❤ :
jawabta sh.mustafe sugyna😂🔥
2024-12-02 07:49:28
14
MaxaMeth🦅🔥 :
shiikh siyasada maxa ku soo galiyay mise walagu soo bala miyay😳😳
2024-12-02 05:53:00
5
ujacka2 :
jabuti celiya ku dheh ictiraafka
2024-12-02 05:10:11
6
King of Kings ✝️ :
sheekhaw wa imaanay wa aqoon sanaynaa Somaliland lana tartami doonta UAE iyo saudiya ee adi iyo kuwo kulamida ayaa dadka dib ureebay ila Heer ay argagixiso noqden. Free Somaliland 🇪🇹🇮🇱🇺🇲🇩🇪
2024-12-02 07:46:19
0
Dahir Hashim SSB 🦊🔥 :
ninkan ismaciil candho Wayne aya so Direy hala xidho wa dadka somali Wayn u oleleeya
2024-12-02 11:32:38
2
Cazka❤️✨️ :
Walhi waa runtii nin Muslim ah Oo calankisa Tawxiidku ku qoranyahy Ictiraaf wxpa ugama baahna🙏
2024-12-02 07:49:03
3
hogamiya yonis cumar :
shiikhow maxaa afaarahaas u gashay khalaas😂
2024-12-02 05:54:21
2
Loading....👑🖤 :
Ictiraaf ba ma rabno adeer😭
2024-12-02 08:34:09
3
NAŚEŘ💚🤍❤️🥷🏿 :
Somali wayn bu hoosta ku sitaaa💀
2024-12-02 07:57:32
3
MAH_Bur :
Cid kasta Somaliland bay ka xunyihiin horumarka ay gadhay iyo waxy hiigsanyso adeer diinta iyo muslinimada ba wanu ku dhalanay o ku dhaqana oo ilaalinaye ee iska cadayso u jedadada ..
2024-12-02 08:02:50
4
To see more videos from user @mmsomalitv, please go to the Tikwm
homepage.