@mubariklyrics: #Dhab Adoo U Seexdaan❤️🎧🔐#Mubarik_Lyrics 🎧❤️#somalilyrics🌺😕 #fypシ゚ #fypシ゚ #fypviral #fyp #fouryourpage #somalitiktok #fypシ゚ ❤️🌺🙏🌴💐#fouryou #fypシ゚ #fyp ❤️🎹🌊#somalitiktok #somalilyrics🌺😕 #fypシ゚ #fypviral #fy #fpy #fy #somalilyrics🌺😕 #fypシ゚ #fypviral #fypviral #fouryourpage #fypviral 💐🎧🌴#somalilyrics🌺😕 #fypviral

(𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗶𝗸){🎧❤️}
(𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗶𝗸){🎧❤️}
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 December 2024 18:37:50 GMT
63209
2431
59
146

Music

Download

Comments

zaki.gurey
Zaki. inbu Gurey :
Heeskaan jacayl mahan ee nin Waardiye u ahaa taliyihii hay’adda nabad sugudda somalia ayaa tirsaday abaal li’i.
2024-12-02 20:29:48
8
user313686754
Ahmed Hassan :
erayada ahmed tarabi (isaaq) laxanka jiimi sheikh mumin (jareerwayn) codka hassan Adan (hawiyo) heestu jacayl maaha ee ahmed oo askariya ayaa taliyihiisa ka cabanaya
2024-12-03 06:00:23
0
quursade
Wabax 🇸🇴❤️🇪🇷💗🇪🇬 :
Dhoobir maxaa laga wadaa?
2024-12-03 10:51:52
1
kolojin.g
💕 :
sorry askarta dhaxan iyo kulel dhib iyo dheef yari😭😭😭😭😭😭😭😭
2024-12-03 06:00:59
0
dhagaxq9
dhagax :
Alyarxmu rximiin
2024-12-02 18:50:43
0
user9629611240867
user9629611240867 :
Bal arka waxaa music iyo kaban isku duba dhacaya. Old is gold ❤️❤️❤️
2024-12-02 20:59:19
2
jiniboqorr
Salama filfilo🎻🦋 :
madaxda xuno wuxuushta ah weeye iyo askarta dartood dhaxanta iyo qoraxda u jooga abaal kana aan looga hayn ee feerka loogu sii daray wayahan in la dalacsiyo iskaba daaye😭💔
2024-12-03 13:02:15
1
tacabiryare
Ridwan Mohamud Caami :
dhaxalkayga uma helo sidaaan kuugu dhiibshoo dheel feeling owgaa igu fhaaftag maalmoo igu dheeridaa ma dhul gaaxday baad tahay mana soo dhawaatide
2024-12-02 21:13:27
1
hanad_hooyo1
Cazka❤️✨️ :
Ereyga dhoombir ii macneeya😁
2024-12-04 10:48:30
0
ber_dilacshe26
Aarka cawsha qani :
heestaan waa heesaha askarta istaafka ah
2024-12-04 01:21:50
0
omarhuseen56
omarhuseen56 :
cajiib🥺
2024-12-04 01:13:46
0
zadaam.pharah
𝗭𝗮𝗱𝗮𝗺 𝗽𝗵𝗮𝗿𝗮𝗵🤴 :
Legend Hassan Adan Samatar Heestaan wuxuu uqaaday Askariga soomaaliyeed ee waardiyaha u ah madaxda somaliyed, isagu habeenki wuu soo jeedas iyagana wee iska raaxeystaan oo iska hurdaan.👏
2024-12-03 18:58:53
0
arafaatabdirahmaa
arro :
waligayba waxaan moodi jiray " laba dhuub u seexdaan dhidbanahay korkoodo" 😂🥰
2024-12-03 11:33:00
0
mohamed.abdisalaa3
Mohamed Abdisalaam :
kabankii Al-ustaad Jiim, ilaahey ha'unaxariisto.
2024-12-03 11:09:17
0
mohamett_apdikadir
Mohazz :
"dheel dheeli awga igu dhaafo maalmuhu" askari wa maliibane lagu liibaanay
2024-12-03 11:01:05
0
goldenmj0
MJ 💰✔️ :
"dhoobir kaa jiraan ahay dhaxantiyo dugaagoo"
2024-12-03 10:32:13
0
dadwanaaje1
halgamaa ninweyn :
dhab adoo u seexdaan. sida miya😳😳
2024-12-03 09:52:42
0
ibnuaididbeeroof
Ibnu Aidid Beeroof :
Heestaan Askarta Waardiyaha ayaaa laga curiyay🥰. yuu dhicin intaan laa dhugan waayay taydoo dheel dheelli awgaa igu dhaaftay Maalmo🥰.
2024-12-03 09:27:51
0
qamarsanaaci87
Qamarsanaaci :
dhab markaad u toosdaad .dheeraad igu faashayo
2024-12-03 07:48:54
0
qalas.boy2
qalas Boy :
ninka eraada sameyay wuxuu ahaa istaafkii ina dafle
2024-12-03 07:44:49
0
mahmoudlendary1
legendary :
waa ereyadii abwaan yuusuf jafaal
2024-12-03 07:26:23
0
swerlehdin99
swerlehdin :
Hesta iyo muqaalka ismalahaa
2024-12-03 05:01:41
0
buuq.siraate2
Indha Leeb :
Heesta ²aad ee xaqiiqada ka turjumaysa marka laga yimaado tan uu la qaadayo Xaliimo Khaliif ee "Ma ogtahay curyaankaba"👍
2024-12-03 04:31:28
0
aliyoooow
JINI POQOR :
jiimi shiikh muumin alla naxariis waarta ha siiyeeh gacmo dahab😭❤️🙏
2024-12-03 04:14:20
0
wiil.sool
SSM :
qaar baa jcayl moodaya
2024-12-03 03:28:14
0
To see more videos from user @mubariklyrics, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About