Way jiraan aragtiyo tariikhi ah oo sheegaya intaa aad sheegtay lknse tariikhda rasmiga ah ee ay tariikhyahanada islaamku isku raceen waa inay caabudi jireen sanam la odhan jiray Al Rass qaarna waxay dhahaan Rass waxaa looga jeedaa dhulkii biyaha leh si kastaba ha ahaatee inay Ka soo ifbaxday dumar dumar u tagaya taasna tariikhyahanada may xusin nabigii ama rasuulkii loo diray tariikhyahanadu may sheegin lknse waxa loo badiyaa inuu ahaa nabi la odhan jiray (Haatim C's) inkastoo ay sheegn kuwo kale in loo diray nabiyo badan tariikhdana waxa Ku xusan inaysan diline ay beeniyeen teeda kale waxa la sheegaa inay Nabi Ibraahim Ka horeyeen qaarna waxay dhahaan way ka danbeyeen lknse raggan waa rag yurubiyaan ah madaama ay Azerbaijan iyo agaas Ku noolayeen lknse wax walba ilaahay ayaa og