muuqàlkan waa dhab gabdhaha nairobi lagu qaboh way sineystaan badankood waxana ogu daran kuwa nimankoodu dibada ku maqan yihin
2024-12-22 10:53:09
37
Anas Axmed :
war .maxaan wax daawadaa dawo ayaan arkaa bee
2024-12-06 06:41:45
25
Quruxdii🥰 :
Dabadn dadka la hor wadaa maxay tahy😳😳
2024-12-23 09:40:11
3
Bilaal :
Waxa dhacay, waxa laga hadlay, qosol iska dhaafee, hal meel baa fiirinayay video dhan, naagtaan wlhi dabo ayaa ku taal jah🥺
2024-12-22 07:51:13
4
sanka haji :
war waaba ufadhidaa qofta matoor xogleh baa saaran
2024-12-22 07:15:31
2
Danyy :
ninka camermaga naagta dabadeeda muxuu kagasoocel celinayaa may cajabisay🤣🤣
2024-12-13 06:53:08
4
King :
ilahow rabiyow raxmanow albaab walbo oo kaxiran si deg deg ah ugu fur hadi uu follow iso dhaho qofkan comments keygh aqirnayo
2024-12-23 09:15:41
2
Akhyaar :
Waa muuqaal Wax macna ah aan bulshada uga soo kordheyn aan kanahayn Dhaqan xun oo la dhiiri galinayo maahane.
gabdhaha Soomaali Waxaas dhaqan uma lahan waxa laga soo min guuriyay dadyow kale