@cumarzanjani: sheq qalid rashid #somalitiktok #somalitiktok #muqdisho #muqdishotiktok #muqdishotiktok🇸🇴🇸🇴❤ #muqdishotiktok #muqdisho #viral#veralvideo #veralvideo #xamarcadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 #kenyantiktok🇰🇪 #kenyasomalitiktok #somalikenyan🇸🇴🇰🇪🔥👸 #somalikenan🇸🇴🇰🇪🔥👸 #somalisacuudi #marko

Cumarzanjani
Cumarzanjani
Open In TikTok:
Region: SO
Friday 06 December 2024 10:15:33 GMT
156257
23895
907
2758

Music

Download

Comments

sumayoabdullahi
sumayoabdullahi :
alle haka so days shiiq khalid rashad
2024-12-06 15:25:33
25
king_______aadam
w̶4d̶k̶4 B̶o̶y̶🇸🇴🇸🇱 :
subxanallah😫
2024-12-06 14:39:33
7
kadiye_editor
🏴ᑌᑭᗪIᖇᗩᕼᗰᗩᗩN🎧.🕊️ :
Shiekh❤️
2024-12-29 13:45:40
0
darmaan872
Darman :
saw scw scw
2024-12-16 19:35:55
1
idooz_updi
Maaidah🌸✨ :
xasbunallah ilhy haunaxristo maskiin🥺
2024-12-10 19:02:13
0
zulka_bby
zulka_bae24 :
subxanallah 😭😭😭😭😭
2024-12-19 16:47:29
0
inadhaate
dhæshiikë🔥🔥🎤 :
wuu naga nasiib badanyahy oo waxa lagu haysto waa INUU nabi muxamad scw uu difaacay waxaan aduunkan ujoognaba waa inan diintan difaacno
2024-12-06 17:13:46
420
free_somali
Maskax-Maal 🇸🇴 + ⚛️ :
kuwa dalkeena qarxiya kama duwana eygaan qaylada badan 👍
2024-12-06 13:12:42
10
yuusufshow
يو سف🇸🇴🇰🇼 :
khaalid raashid waa geesiga muslimiinta 🥰🥰🥰malinta qiyaamay allaha ka abaal mariyo
2024-12-07 04:40:28
72
19..12.2024
😢🥺 :
argagixiso 2000 ka hor ma jirin 24 taan sano ayuu mareykanku ku xalaaleystay siduu u burburin lahaa wadamada Muslim ka ah. 2024 qofkii weli argagixiso io quraafaadkas aaminsan weli wllhi waa doqon
2024-12-08 06:56:31
41
ustd416
يعقوب :
ila hadha miyu hiranyahy
2024-12-06 14:01:05
26
caddesadik
CaddeSadik :
Dadkeena waa dad lagu yiri ciddii sunnada nebiga scw ay kamuuqato waa argagaxiso ama wa cadaw,dad maanka laga gumestay ayaa nhy xaqiiqatan ah, allah maanka hanaga xoreeyo, waxkle ma orankre 🤲😭
2024-12-07 12:15:45
38
alcalawi
Yussuf Ahmed 🏴☪️ :
suufiyo iyo munafiqin cilmaniyin aah aya kufaraxsan xarigisa sheikh Khalid Al rashid😭
2024-12-06 19:18:33
7
baalcadde22
Abwaan 𝗛𝗶𝗶𝗥𝗮𝗮𝗻🇸🇴❣️ :
subxanalaah somalida inbadan oo kamida waxaa lagu cadaabayaa qof aysan garanayn caqiidadiisa oo ay ama gaalaysiinayaa ama argagixiso ku tilmaamayaan war culimada halaga xishoodo👍
2024-12-06 16:04:52
24
user40080108450814
Mohamed deeq :
allaha noo soo siidaayo shiikheena cadowga iyo gaalada alla jabiyo
2024-12-06 17:49:07
23
maqtaldaahiir
maqtal dahiir adam :
kuwa sas dhahayo wa munaafiqiin
2024-12-06 16:02:41
23
cabdiladiif.maxam6
عبد اللطيف محمد صلاة :
maanta gacanta sare waxaa heesto gaalada baritona waxaa iskaleh islaamka qofkii alle gaarsiiyo wuu arkaayaa
2024-12-07 09:42:13
12
jaamac_dek
جامع🧔🏼🇸🇴 :
sorry waxan ka baqayaa aqrinta comentiyada xun xun inay imankeyga wax u dhiman 😌 kuwa waxyabaha qaar ku hadlaya ogaada ilaahey kuma ilaawi doono 😌
2024-12-07 10:18:38
6
anas_moha001
Anas Mohamed 👑💎 :
Nabiga waa difaaceena mar walbo 💯
2024-12-07 16:58:53
27
galadgoat
༆ Madowe☠︎︎✔︎ :
لا إله إلا الله محمد رسول الله
2024-12-06 12:13:28
27
realbingo1
Chill guy 🙂 :
Mulxidiin badan comebt ku rafanaya😢
2024-12-06 13:48:04
11
gorilla97777
MÆÑÇËØ :
waa sax waa argagaxiso lkn argagax galiyo gaalada iyo munaafiqiinta
2024-12-08 12:05:32
9
mohamudalicabdullahi
mohamud ali :
somalidii walagu so dhex dhuuntay qof muslima nin kas ama diinta kuma jess jesayo lkn xaqiiqada malinta qiyaamo baad arkaysan waxad dontan ku hadla 💯
2024-12-07 04:14:04
9
ina..faqicumar
♡Eنa mOhaمeD___♥︎ 🇾🇪 :
Amiirka musliminta khaalid raashid gacanta cadowga alle hakaso baxsho geesi garab wayay weye wllh 🥹
2024-12-07 08:13:44
6
waano_wanaag
Apdimalik_adala :
wlhi wuxuu jediyaya. muxadarooyin qalpigena taabty
2024-12-07 07:03:33
6
To see more videos from user @cumarzanjani, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About